You don't have permission to view the spoiler content.
Log in or register now.
yess sirNin rag waa mid yaqaan sababtii loo khalqay oo aan ogalayn in jidka toosan loogu leexiyo
Stop saying "ama" bruv u can be all of em at onceNin rag waa kii murqo iyo xoog leeyahay i think ama kii diinta yaqaan diintana baroya ama kii gabdho badan iyo farac badan leeyahay. All of those can call nin rag But true answer waa kii oo dadka loogu yiraahda Raggeed. Waa community consensus topic