ReeBorama
"I'd kill for a Noble Peace Prize"
Masha allah Xamar cadeey iyo Xeeba-heediii
. That Laan-kuruuusar on the beach
With your own Anna Ayaan
Not a bad tune at all, laxanka lafoole stands out
Sida ilo xareedoo, xarfanaaya galabtii
Naftaad xiiso galisaa, xasuus kuu ilmaysaa
Ayaan xiiso galisaa, asuus ku ilmaysee
Inta xidid halbawliyo, wada dhiiga xulaayoo
Maanka iyo xiskaygiyo, wadnahaad ku xidhantahay
Xushmad iyo dulqaadkiyo, xishoodkaad u dhalaatoo
Adaa xarafka diinta iyo, xajin kara amaanada
Xil kaskii ku dhalaybaa, way xalaal kugu soo barbaarshoo
Ayaaney xaqiiiqdii, dhankaad iga xigtaabay
Naftu ku xashishaa......Ka bax ....#####
Xurmo hooyadabaa, xariir kugu soo xambaartoo
Ayaaneey xaqiidiii, dhankaad iga xigtaabay
***Naftu ku xasishaa***

Is this the infamous/famous Island called Aljaziira?.........That Reer Borama swag standing out as usual

Last edited: