Moalimu the Warlord of Ghetto speaks

Prime Minister

Somali Promotion Agent

I think he will join Ahmed Madoobe at some point especially if Farmajo loses reelection. Madoobe has the international community behind him his term is also longer than Farmajo so he has to question who will guarantee his position in Gedo.
 

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
Moalimu sounds like a Swahili name.

In anycase wa nin geesi standing up to Kenya/Madobe/Janaan :ehh:
 

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
He is an Ethiopian intrrpreter for EDF if that is geesi then surely he is.

You gotta admit though he is surrounded, Madoobe to East, Kenya bombings from West, and then you got Janaan hiding in Kenyas skirt.
 
You gotta admit though he is surrounded, Madoobe to East, Kenya bombings from West, and then you got Janaan hiding in Kenyas skirt.
Kenyan bombing is fake news no substantial evidence has ever been produced its hearsay and propaganda.

Secondly he is protected by Ethiopi and he was rigjt beside the Ethiopian general who said Ethiopia and somalia is one country.

Check from 2:04

 

Waan cusbooneysiinay shuruucdeena la xiriirta xogta gaarka ah iyo Cookies-ka
Waxaa isbedel muhiim ah ku sameynay Shuruucda Xogta gaarka ah iyo qoraallada kooban waxaana dooneynaa in aad ogaato waxa ay arrinta kaaga dhigan tahay adiga iyo xogtaada.

HAYE
Ogow waxa isbedelay
BBC News, Somali
U gudub qaybta macluumaadka
Qaybaha
WarWarar dheeraad ahGanacsiCayaarahaAqoon GuudMuuqaalBarnaamijyada Idaacadda
Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya iyo Soomaaliya 'hal dal' laga dhigayo
18 Juunyo 2018
Madaxweyne Farmaajo oo Dr Abiy kusoo dhaweynayo Muqdisho
XIGASHADA SAWIRKA,MADAXTOOYADA SOOMAALIYA
Qoraalka sawirka,
Madaxweyne Farmaajo oo Dr Abiy kusoo dhaweynayo Muqdisho

Ra'isulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed oo ka hadlayay safarkii uu ku tagay Muqdisho iyo heshiiskii uu la gaaray madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in mustaqbalka la mideynayo labada dal ee Itoobiya iyo Soomaaliya.

"Ujeeddada ugu weyn ee wada hadallada ayaa waxay ahayd ilaa iyo goormaan taariikh ka sheekeyneynaa oo aan leennahay hebel hebel ayuu dilay oo aan sheekadaasi jiilal badan kaga hor istaageynaa iney hormar gaarin, oohinta soo naguma filno, korneel Mengistu iyo Siyaad Barre ayaa waxaa iyo waxaa sameeyey intaan ka sheekeyn lahayn oo aan labadan shacab oo walaalaha ah kala geyn lahayn, labada shacab tilaabba aan ku kulmineyno, aan isugu soo dhaweyneyno oo aan isdhexgal iyo midnima dhab ahba sidi aan isugu keeni lahayn waddo noocaasi soo ma abuuri karno ayaan guud ahaan ka wada hadalnay" ayuu yiri Dr Abiy Axmed.

Dr Abiy oo sii hadlayay ayaa sidoo kale yiri " waxaan ku heshiinnay wadahadalladi na dhexmaray arrima raja badan na geliyey weeyaan, si ku meel gaar ah inaan iskaashi dhaqaale oo dhammeystiran aan yeelanno, mustaqbalkana annaga oo shacabka mideyneyno inaa hal dal oo dhammeystiran aan iisu beddelno. In dekad la kireeyo ama inaan annaguna bun halkaa ka dirno oo keli ah iyadoo aysan ahayn kheyraadka baahsan ee gobolka ka jiro iyo kheyraadka shacab ee ka jiraba in la iisu geeyo waxaa lagu abuuri karaa gobol dakada badan leh, kheyraad badan leh, shacab tira bandanna leh oo suuq weyna noqda".

Mar uu ka hadlayay arrimaha badda Soomaaliya maadaamaa Itoobiya ay bad la'aan tahay ayuu sheegay in aysan suurtogal ahayn in Soomaaliya badda intaas la'eg lahaado, Itoobiya aysan yeelan meel ay deked ka dhigato, "taa micnaheedu waa maxay? soomaaliya waa dal Juqraafi ahaan meel hal bowla ah ku yaalla, laakiin biyaha badda intaa le'eg ee Soomaaliya ku wareegsan maalinti inaan hal Markab lagu arkin ayuu noqday, biyahaasi badda intaa le'eg oo aan maalinti hal Markab xitaa lagu arkeyn, biyahana ay ahayn kuwa la cabbo dhulki wax lagu beeran lahaana biyahaasi uu dalku ka haystaan, anaguna aan dhahno dekad la'aan ayaan nahay oo aan dhibtoonno marka mustaqbalka fog laga eego aad ayey noo dhibeysaa waxyeella ayayna nagu haysaa''.

Xagga midnimada waxa uu tusaale usoo qaatay dalal adduunka ka mid ah sida Imaaraatka iyo Maraykanka, wuxuuna ka yiri "waddamada geeska Africa ka jira haddii ay u suuragasha iney noqdaan hal dal oo mideysan sida Dubai, ama sida Mareykan amaba Yurub oo kale ay noqdaan, intaan ka baxno waxyaabaha yaryar oo aan kireyno inta aan ku noolaan leheyn waxaan heli karnaa faa'idooyin ballaadhan ayaan heli karnaa, caalamkana waxaan ku yeelan karnaa awood aan ku gorgortanno taa ayaan ku wada hadalnay"

Balse fikirka Dr Abiy waa uu ka balaaranyahay Soomaaliya iyo Itoobiya, waxa uu qabaa falsafad ah in gobolka Geeska Afrika oo dhan la mideyn karo, lana gaarsiin karo barwaaqo sooran, wuxuuna yiri "biyahaasi aan dabiici ahaan ku helnay haddii aan dekad ahaan u isticmaalno maadaamaa uu u dhow yahay marin muhiim ah hanti badan ayaan ka heleynaa, annaguna wax kala iibsiga ina dhexmaraya lafteeda waxaa isku dhaafsan karnaa hanti aad u badan, Soomaliya, Kenya , Jabuuti iyo Eretiriyaba, waxaan noqoneynaa tira shacab oo gaadhaya kala badh iyo ka badan shacabka Mareykanka, waa shacab aad u badan".

Daahir Maxamuud Geelle, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya
XIGASHADA SAWIRKA,RAADIYOOW MUQDISHOOW
Qoraalka sawirka,
Daahir Maxamuud Geelle, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya

Maxay ku heshiiyeen Farmaajo iyo Dr Abiy?
Ra’isulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy oo gaaray Muqdisho
Muxuu ra'iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya ka doonayaa Jigjiga?
Dowladda Soomaaliya ayaa markiiba ka jawaabtay hadalka Dr Abiy, iyada oo wasiirka warfaafinta dowladda Federaalka Daahir Maxamuud Geelle uu sheegay in aysan arrintaasi waxbo ka jirin, islamarkaasna ay wada hadleen labo dal oo kala madax banaan.

Balse Daahir ayaa dhanka kale sheegay in Soomaaliya ay Itoobiya ka hesho biyaha macaan ee webiyada, loona baahanyahay in iskaashi la sameeyo.
 
Last edited:

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
Kenyan bombing is fake news no substantial evidence has ever been produced its hearsay and propaganda.

Secondly he is protected by Ethiopi and he was rigjt beside the Ethiopian general who said Ethiopia and somalia is one country.

Check from 2:04


You sure, their clashes are reported everywhere even in western media

 
You sure, their clashes are reported everywhere even in western media

Still no solid evidence.

Till both countries officially say it happened.
Also need to see proof of casualties not media stunts.
 

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
Still no solid evidence.

Till both countries officially say it happened.
Also need to see proof of casualties not media stunts.

FGS has asked for AU investigation, Kenya doesn't usually say casualty figures whether its their own troops or others.
 

DalsanJubiland

HartilandWaamoJoore
Madoobe gave my subclan a ministership so he got my support. :drakelaugh:
You are leading, all Harti. You guys need to stop stealing land in Kismaayo.
My sister was telling Reer Baciidyahan from Eithopia are stealing land from Harti Waamo Specially west of Kismaayo by the airport.
Even now you have one MP in Golaha degaanka Afmadow.
Lol!!
Chill out Reer Baciidyahan.
 
Last edited:
The Guy is an Ethiopian refugee from Negelle. He is talking about Elections but the Question is who elected him? Who gave him the illegal title “governor of Gedo”. We know his past and that of his mate he has 2 choices either kiss the ring or watch a painful end to his small group once Farmaajo is booted from power.
 
We know the likes of Moalimu an Ethiopian refugee from Negelle and Bakaal Kooke a former Tplf Stooge that was based in Luuq before he fled to Mogadishu in 2016. They will all crumble as they have done in the past. The arrogants will have it the worst.

6D011D3A-6747-4C35-98A0-74CCF04A1661.jpeg
 

SultanYusuf

Suldaanka Beesha Biciidyahan
You are leading, all Harti. You guys need to stop stealing land in Kismaayo.
My sister was telling Reer Baciidyahan from Eithopia are stealing land from Harti Waamo Specially west of Kismaayo by the airport.
Even now you have one MP in Golaha degaanka Afmadow.
Lol!!
Chill out Reer Baciidyahan.
kkkk I will have to ask my adeers about the airpot stuff.

does Axmed Madoobe not have other Hartis in his cabinet?:dwill:
 

Calaf

Veni Vidi Vici
2022 CHESS CHAMP
GENERALISSIMO
VIP
The Guy is an Ethiopian refugee from Negelle. He is talking about Elections but the Question is who elected him? Who gave him the illegal title “governor of Gedo”. We know his past and that of his mate he has 2 choices either kiss the ring or watch a painful end to his small group once Farmaajo is booted from power.
But who elected Ahmed Madoobe? That farce of a election cannot be called a election. He came on Kenyan tanks. By force, not by the peoples vote. Who gave him the title "Governor of Jubbaland". Not the people of Jubbaland was it?
 

Trending

Top