Middle Shabelle thread! Al-Shabaab plans to attack on the remaining from multiple fronts

Their target will be Ceel Ali Axmed from Galgaduud

Ceelbacad Al Shabaab who attacked today Darunicma will repeat it or move to Al kawser and get closer to Aadan yabaal

Nuurdugle front they may vote to ceelmuluq, guulane, Cali gaduud

Mahaday front from west Shabelle to Ceebaraf








Screenshot_20230904-223803.jpg


Screenshot_20230904-231517.jpg


Screenshot_20230904-230127.jpg
 
AS supporter i know you wish this on us but Shabaab already got severely beaten today in daru nicma and locals saw them ran away with their dead on a barely mobile vehicle. Attacks are normal just last week AS crossed the river from west hiraan to attack hawaadle in Aboorey but alhamdullilah they defeated them

Drones also striked their postions near Galgaduud border killing 43 of them and their cabdi biile and other vehicles yet here you are talking about Al kowthar, nur dhugle and Cali Gaduud when they don't even have the military capability to capture daru nicma let alone go past it. what did i expect from someone who literally said ' i support al shabaab in abgaal land 100%'


Guul to reer daru nicma. they don't know many people wish for them to be crushed by Al Shabaab

 
Last edited:
Looks like AS wants the Middle Shabelle frontline to be Pre Atmis controlled Borders. Adale aya lagu sii noqon

Mad Season 1 GIF by Rick and Morty
AS want to bashaal with Abgaal girls again, do you know they had a “madrasah” for Garoobs and another madrasah for “Gabars” and they would teach them Quran all night long 💀

Shabaab also had viagra stores in Runirgood and that’s why they want to capture it

 
AS want to bashaal with Abgaal girls again, do you know they had a “madrasah” for Garoobs and another madrasah for “Gabars” and they would teach them Quran all night long 💀

Shabaab also had viagra stores in Runirgood and that’s why they want to capture it

i'm pretty sure the AS in hawaadle lands before liberation were not single iskaabulo themselves but i'm not a big fan of speaking ill of women or using them as fkd material :manny:
 
Last edited:

convincation

Soomaali waa Hawiyah Iyo Hashiyah
VIP
AS want to bashaal with Abgaal girls again, do you know they had a “madrasah” for Garoobs and another madrasah for “Gabars” and they would teach them Quran all night long 💀

Shabaab also had viagra stores in Runirgood and that’s why they want to capture it

Fucking Khaniis wasn’t that fag who raped another man one of your lot

 
Weerarkii Daarunimco ee maanta!

Dowladdu fursaddii ugu habbooneyd ee sooyaalka qaranka Soomaaliyeed gali laheyd, isla markaana madax badan oo maafiyada shabaab hoggaaminaya ay ku dhammaan lahaayeen ayey xalay dayacday, taas oo markii ay dowladdu dayacday shabaabku ka faa'iideysteen.

Xalay abbaaro 9-ka fiidnimo ah ayaa waxa degmada Ruunnirgood soo galay naftood halligayaasha maafiyada khawaariijta oo wata: 6-Cabdi Bile, 2 gaari oo BJ ah, 3-gaari oo nuuca Noohada loo yaqaanno ah iyo hal booyad oo dabcan biyaha u sidday iyo naftood halligayaal gaaraya 400 oo mujrim, isla markaana ay hoggaaminayaan: nin lagu magacaabo: Xasan Nuur oo khawaariijta u qaabbishan goballada dhexe iyo Yuusuf Sh. Ciise (Koba Ku Dukade).

Sidoo kale 200 oo lugeynaysa wax gaadiid ahna aan wadan ayaa iyagana waxa laga sheegay meesha la yiraahdo: GALGOOF oo u dhaxeysa deegaanka Cali Axmed iyo deegaanka CEELBACAD. Waxa kale oo aan helnay xog kale oo sheegeysa in qeyb kale oo aan tiro sax ah laga heyn ay bartamaha ku socdaan iyaga oo ku wajahan ama kusii jeedaa deegaanka maanta afkiisa hore lagu dagaallamay ee DAARUNIMCO.

Saacado kooban ka dib diyaaraddu waxay soo ZOOM-Gareysay 3-dii goobood ee ay ku kala sugaayeen taas oo intii aan 12:00 la gaarin ay diyaaraddu sheegtay qeyb walba inta ay la egyihiin tiro ahaan iyo inta gaadiid oo ay heystaan.

Ugu dambeyn arrintii waxay gaartay cid walba oo aan looga maarmin ilaa ay madaxweynihii qaranka gaartay, muddo kooban ka dib, taliyihii xoogga oo goortaas hurdayana uu toosiyo taliyihii lugta oo ay wada joogeen iyo qeybihii sirdoonka ee ku shaqada lahaa howlaha duqeynta.

Xogahaas markii aan helnay dowladda ayaan la wadaagnay, waxaana la isku raacay in kuwa degmada Ruunnirgood jooga ay u socdaan Nuurdugle, ka dibna Masaajid Cali Gaduud. Kuwa dhagax kore joogana ay u socdaan Aadan-yabaal ama Alkowsar, balse, labada jaanibba ay caawa iyo maantaba difaac u noqon doonaan kuwa Daarunimco kusii jeeda ee dhexda ku socda, taas oo ay dowladdu garaawsatay.

Amminka ay salaadda subax ee Soomaaliya hal saac ka dhiman tahay, dowladduna ay leedahay; way kala tagsan yihiin ee inta ay gawaarida ka fuulayaan ayaan u sugeynaa si hal mar loo wada duqeeyo, balse, ma faashadeen mase waa la la shaqeeyaa ma ogiye mid walba geed hoostiis iyo qaranqaarkii u dhawaa ayuu dhabbacday sidaas ayaana waagu ugu baryay, iyaga oo aan far la saarin.

Isla saqdii dhexeba waxaan wacnay heer Daarunimo, waxaanna la wadaagnay wixii jiray iyo halka la kala marayo iyo in cidda loo socdo in ay iyaga yihiin, taas oo sabab u noqotay in jihooyin badan ciidamada deegaanka jooga sahan ahaan loogu diro, isla markaana magaalada bannaankeeda la isku helo oo aan deegaanka gudihiisa la isla soo gaarin.

Magaalooyinka deegaannadaas ku yaallaa waxay leeyihiin ayaan ama maalin ay dadka deegaanku wax kala iibsiga isugu yimaadaan, taas oo maanta aheyd ayaankii Daarunimco, maafiyaduna ay dooneysay in halkaas ay ka geystaan gumaad ba'an, taas oo aan Ilaaheey u suurtagelin, ciidamada deegaankuna ay jilbaha u aasteen ugu dambeyna ay kobteey ma aragtay ku dhacday. Dhankooda waxa laga hayaa laba wiil oo ay miino kusoo xireen isla markaana ciidamada geesiyaasha ahi ay bartooda ku qarxiyeen intii aysan soo gaarin.

Dabcan haddii la dagaallamo dhimasho way imaaneysaa e, heer Daa'uudna waxa ka shahiiday lix mujaahid, halka dhaawocuna uu 3 yahay, Ilaaheey jannadii firdoowsa ha geeyo kuwa shahiidaye. Hadda deegaankii waxa u haray ciddi asal ahaan u laheyd, kuwii soo dhoofayna garabkooda ayaa Ilaaheey ka baxay. Waxase yaab leh: inay markii 3-aad ay Daarunimco soo weerarayaan welina aan gurmad toos ah la siin heer Daarunimco.

Haddaba fursaddaas ay dowladdu ka gaabisay shabaabkuna ka faa'iideysay waxa weli yaab leh: in kuwii degmada Ruunnirgood xalay ku hoyday ay sidoodii u joogaan, dabcan iyaga oo qorshe gurracanna wata, sidoo kale kuwii Daarunimco weeraray maalin caddeyna ay weli joogaan, balse, kuwa joogay Galgoof iyaga waa la duqeeyay barqa heraaddi woloow aan la aqoon qasaaraha soo gaaray.

Fursaddaas xalay la dayacay oo aan xitaa isla gaarnay degmada dhan ha la gubo, hal ruux oo shacab ahi ma joogo wixii dumana annaga ayaa dhisaneyna e, haddana laguma guuleysan, sidaasna waxaa ku nabad galay cadawgii diinta, dadka iyo dalka kusoo duulay ee maafiyada ahaa.

DAARUNIMCO hadda waa nabad, cadawguna weli seddaxdii meelood ee xalay ayuu joogaa, wixii aan u hurda seegnana waxay noqdeen xoog saar lagu tumay, siday u indho xuntahayse uma Alle la'.

Inta shahiidday Alle ha u naxariisto, inta dhaawaca ahna Alle ha bogsiiyo.
 
Xawaadle langaabs ain’t getting shit from HSM.

Beesha Agoon Jilaafo, a whole clan became known as Orphans after messing with Murusade

HERIDIID HOYADAY DHALAW HIIRAAN MA II HIBEYN KARTAA 🤣🤣

D080353C-7603-48ED-9D14-849CE5FD8067.png
 
Langaab Xawaadle. It was the Murusade Ugaas whose prayer for rain in that forsaken drought stricken tuulo (Maxaas) gave them Gods blessing and created the town for them. XL now love our Ugaas like Rastas love Haile Selassie 🤣

1693867499306.png
 
Hassan Sh oo qatar ku jira haduu Aadan Yabaal tago car ha seexdo lab habeen 🤣🤣🤣🤣

Al Shabaab oo qorsheynaysa inay khalkhal galiso booqashadiisa aadan yabaal ooy weerarto meelo u dhaw.



Isxambaar kid i will make for you isxambaar thread posting all the laangaab sharanshuurta hawiye murusade our qaxooti begging us ha ku gabanin my cawaan thread 🤣🤣
 
Last edited:
Saacada soo socda waxaa la ogaan dameerti Cawaan oon anaga meesha ku heyno aa ka duwan daauud iyo waceysle mahadaay amisom aa joogta laakin Ceelbaraf aan aragno ilaa miirtuugo jimbiloow ay soo galeen jiinka bari wabiga hayaay ayagoo Nuur dheere naga soo gaar leh aa idin tusi doonaa 🤣🤣

Screenshot_20230905-182438.jpg


Screenshot_20230905-180841.jpg

Screenshot_20230905-180858.jpg
 
Last edited:
Saacada soo socda waxaa la ogaan dameerti Cawaan oon anaga meesha ku heyno aa ka duwan daauud iyo waceysle mahadaay amisom aa joogta laakin Ceelbaraf aan aragno ilaa miirtuugo jimbiloow ay soo galeen jiinka bari wabiga hayaay 🤣🤣

View attachment 291940
View attachment 291941
why do you wish shabaab on us so bad? have you ever seen a abgaal wishing for all the shabaab to cross the hiraan from west gj land. Or being happy about it when they do try attack like last week in aboorey? you think shabaab recapturing our land in middle shabelle will give you more politcal power and try reach us in siyaasad. you can't even call this langaabnimo its way past that :drakelaugh:. @Macawisley this guy's cuqdad is crazy
 
If reer konfur are focused on qabayeled and arguing, there will be no victory against AS as you can only defeat them by being a united front.
 

Trending

Top