Bohol
VIP
AUN. Somalis are brave against each other but can't defend themselves from other ethnic groups.
War Deg Deg Ah Daawo:Maydkii Ugu Badna Oo Hada Jig-jiga La keenay.
Maleeshiyo Oromo ayaa weerar ku qaadday Beeraleey Soomaaliyeed oo deggan Meesha la yidhaahdo JINCASLEEY oo aan Magaalada Jigjiga ka fogayn.
Ilaa hadda dhimashadu waxay naloo xaqiijiyay inay tahay 7 qof oo kala ah
1. Cabdisalan mohamed mohamud
2. Cabdi khadar mohamed haji
3. Ahmed ow mohamed nuur
4. Cabdulaahi yuusuf
5. Cabdi nuur muuse
6. Ismaacil mohamed ali
7. Xasan cabdi ducaale
Dhamaantood dadkani waa hal qoys. Waxaa kale oo jira dhaawac iyo khasaare hantiyeed.
http://khaatumonews24.com/2018/08/2...maydkii-ugu-badna-oo-hada-jig-jiga-la-keenay/
s