Madaxweynaha JFS oo gaaray degmadda Xuddur Somalia.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
FB_IMG_1697721150215.jpg
FB_IMG_1697721155450.jpg
FB_IMG_1697721157612.jpg
FB_IMG_1697721166005.jpg



Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Xudur kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud.

Soo dhoweyen ka dib Madaxweynaha DFS Dr Xasan Shekh Maxamuud, Gudoomiyaha BFS Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga Hadlayey Dardar-Gelinta Wajiga 2-aad ee Dagaalka Dalka looga Saarayo la qaatay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Dowladda Koonfur Galbeed Maamulka Gobolka Bakool, kan Degmada Xudur iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada.
 

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Any word on when offensive starting ? It’s been couple weeks since laftagareen announced it
I think they are waiting for the president Hassan sheekh. I've heard rumours that the president wants to settle in Baidoa, same way he settled in Dhuusamareeb. And run the phase 2 operations from baidoa. But I think laftagareen has said he won't allow that.

But it should start soon. Bakool operations have already started, but they should start the big operations to liberate Rab Dhuure and Tiyeeglow.

Baay and Shabeelada hoose operations will only begin when west Hiiraan and Middle shabeele have been fully liberated. This is due to if operations start now the army will be ambushed from all sides. Liberating hiiran and middle shabeele will make Baay and Shabeelada hoose operations easier as they won't be attacked from the back.
 

Trending

Top