Maahmaah Of The Day

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
"Farweyn baa doqon loogu qoraa"

@mohamedismail Do you know any maay maay maahmaah?
Af Waako may laka same (Af waakaas maxaa lagu cunaa.)

Sagiir naar injeeda saanqaadshe laka gorode (saqiir naar u socdo saan qaadkiisa baa laga garana)

Aada jinkaa guursati aw dheh kiing tumaase (Hooyada facaaga guursatay aabo dheh ay kuu tumaysaa)

Sagaaro miirshe Qabta Masjid Booneed ma galaase ( Sagaaro miir qabto Masjid Madow ma galeyso)

Craziest Maahmaah🤣 - Hooba Naar Galaase Tiimbooy ( Hadaad Naar galeyso, Hoos usii quus)

Couple famous Maay Maahmaahs and their Maxaa tiri translations.
 
Thanks, will try and use them.:yousmart:
 
mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
MAAHMAAH AF MAAY.

"Lang ly guthy guthaayaw gammuungshey my toosaaw"

Turjimaad:

" Qof la gud-gudeeynaayo falaartiisa ama (shiishkiisa) ma toosto"

Gudgudeyn waa af-Somaliga qadiim ah waxay lagu micnayn karaa: qasid ama dhib.
 
Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Wouldn’t it be more beneficial to also explain what it means

Hadii lagu sheego, waa la isa Sheelaa, hadii lagu sheelo waa la isa sheegaa (If you’re given credit (of what you did) excuse yourself (be humble). If you’re not given credits by name (of what you did), tell people that you did that.
 
Trending

Latest posts

Top