History List of rare vintage Somali posters have been digitalised.

Poster no1. Dhismaha X.H.K.S. Waxuu Dayactiray Tusaalooyinkii iyo GuulahiiUu Soo Hooyay Kacaanka, 21 Oktoobar.





Poster no2.
Ha Noolaato Sannadguurada 11ee kacaanka 21ka Oktoobar1969‑1980.
[Mogadisho?: s.n.] ; Nuur & Nasiib, 1980.





Poster no3. Ha Noolaato Sannad Guurada ee Qarannimada Shacbiga Soomaaliyeed. = Long live the anniversary of the nationhood of the Somali people.
[Mogadisho?]: Gaxtaan & Goobe, 1980.




Poster no4.
Ha Noolaato Sannadguurada Ee Qarannimada Shagbiga Soomaaliyeed.
Mogadishu: n.p., n.d.



Poster no5.
Cali bin Abu Taalib iyo Xasan iyo Xuseen = Khalif Ali and his twin sons Hasan and Huseyn.




Poster no6. 8da Maarso 1981: World Day for Women.
[Mogadisho?: s.n.], 1981.






Poster no7.

Somali in word and image.
Bloomington: William Hammond Mathers Museum, Indiana University, 1983. > Mogadishu old window



Poster no8. Si xun u dherge iyo seefta kacaanka isa seegi maysaan =The sword of the Revolution will not miss you, O you who got rich by crooked means. "Bringing the revolution back to course."





Poster no9. X‑U‑S‑S wuxuu hambalyeenayaa sannadkacaruurta. = Congratulations from XUSS on the occasion of the Year of the Children.






Poster n10. Ha Guuleesto Sannad Caruureedka. = May the year of the children triumph.
[Mogadisho: s.n.],1979. (Artist: Jeylani)




DO NOT POST YET!!! I have more than 100 images to post!!!!
 
Poster n11.Xoghayaha Guud ee X.H.K.S. ahna madaxweynaha J.D.S. Jaalle Maxamed Siyaad Barre. [General Secretary of the Somali Socialist Revolutionary Party and President of the Somali Democratic Republic.]


^ Not so rare, this was the first page during a high school book.




Poster no12. African Unity Is Indispensable.




Poster no13. 15ka Maajo 1979: Triumph of Socialism Is Inevitable.
Mogadisho: SRYU U.DH.K.SO., 1979.
(Artist: Jeylani)






Poster no 14. (Artist: Jeylani)
15ka Maajo 1979: Tacliinta Tacab Iyo Difaaca Kacaanka. = Education, toil and defense of the revolution.
[Mogadisho?: s.n.], 1979.






Poster no15. Buraaq = The Creature that carried the Prophet to Heaven in the Mi'raaj, according to popular belief. (In Arabic)




Poster no16. Ha waarto maalinta Haweenka Adduunka 8da Maarso 1981. [Long live World Women's Day.]
[Mogadisho?: s.n., 1981?]




Poster no17.Female Circumcision: A Recurring Nightmare.
London:Thames Help Trust/DHSS, n.d.
(English version of #19)




Poster no18.
Ha Noolaato Sannadguurada 4ee Udhis; Bad, Xoolo, Beeriy Barwaaqada Dhulkeenna kala soo baxa; Turub, Qaad iyo Jaro Waqti lagu Dhumiyo Horumar laguma gaaro.







Poster no19. Gudista Habluhu: waa riyo sas leh oo soo noq‑noqota.
London: Thames Help Trust/DHSS, n.d.
(Somali version of #17)



Poster no20.

Nin aqoon ku xaday qalin, khayr kama macaasho = The one who steals knowledge by means of a pen will not gain any good.



DO NOT POST YET!
 
Poster no21. III Congresso Internationale de Studi Somali.
Rome:Ministero degli Affari Esteri, Dipartimento per la Cooperazione allo Sviluppo,1986.





Poster no22. III Congresso Internazionale de Studi Somali.
Rome: Ministero degli Affari Esteri, Dipartimento per la Cooperazione allo Sviluppo,1986.



Poster no23
19 Agoosto, Sanad Guurada 8aad ee Guulwadayaasha = 19th August, 8th anniversary of the militia.




Poster no24. X.H.K.S. wuxuu ummadda Soomaaliyeed u horseedayaa nololaayatiin wacan leh. = The Somali Socialist Revolutionary Party is leading the Somali nation to a goodlife.



Poster no25. 8da Maarso 1980: Waa Maalinta Haweenka Horusocodka Ah. = 8th of March is the day of the progressive woman.




Poster no26. Laba kacleynta kacaanka 21ka Oktoobar 1980 waxay kuleedahay.




Poster no27. Shaqaalaha Adduunkow Midooba. = Workers of the world unite!



Poster no28. Qofkii doonaya horumar siyaasadeed iyo mid dhaqaalewuxuu doonaa midnimada shacbigiisa ‑ Jaalle Siyaad 10/12/79. = Whoever wants economic and political progress will strive for the unity of his people.





Poster no29. Nebi Ibrahiim iyo wiilkiisa Nebi Ismaaciil = Prophet Abraham and his son prophet Ismail.





Poster no30 Sayid Cali bin Abu Taalib iyo Camr ibn Wudd al‑Camiriyo Dagaalka Al‑Khandaq = Master Ali Bin Abi Dhalib and Amr Bin Wudd Al‑Amiryin the Battle of Al‑Khandaq - Mogadishu




DO NOT POST YET!!
 
Poster no30.1
Sayid Cali bin Abu Taalib iyo Camr ibn Wudd Al-Camir y Dagaalka Al-Khandaq = Master Ali bin Abi Dhalib and Amr bin Wudd Al-Amiry in the Battle of Al-Khandaq. Mogadishu




Poster no32. Allah, Muhammad, Ali, Fadhimah, Hasan, Husein. (Written in Arabic on horse's back)




Poster no33. Buraaq = The Creature that Carried the Prophet to Heaven in the Mi'raaj.



Poster no.34 Baba Tazuzddin [Baba Taj al-Din]. (In Urdu)




Poster no35. Sheikh Abdulqadir Jeylany.





Poster no36. Cali bin Abu Taalib iyo Xasan iyo Xuseen = Khalif Ali and his twin sons Hasan and Huseyn




Poster no37. Nebi Yuusuf khamiiskiisa iyo aabbahiis Nebi Yacquub = Prophet Joseph's coat and his father, Prophet Jacob.



Poster no38. 15ka Maajo 1979: Iloobi Meyso Taariikhda, Iloobi MeynoTaariikhda. = History won't forget ; we won't forget history.


Poster no39. Hambalyo 8da Maarso. Maalinta Haweenka Adduunka: Congratulations and Best Wishes for 8th March, 1981. (World Day of the Woman.)




Poster no40. Mugdi Olol baa ifiya, suuqa xaaraantanan gumac baaxalaaleyn kara.
Mogadishu: Amiin Caamir, 1979.




DO NOT POST YET
 
Poster no41.
Xubnaha na matalaya waa qaybo ka mid ah xoogaggakacaaneed ee leh astaamahan.



Poster no42.The rich resources of Africa belong to its peoples.



Poster no43. The Arab nation: Let Us Work for a United Arab Goal. (In Arabic)




Poster no44. 8da Maarso 1981: World Day for Women.





Poster no45. 18ka Juun, 1979 = 18th June, 1979. (Artist: Amiin Caamir)



Poster no46. Special session of the Somali Socialist Revolutionary Party (XHKS) represents a stage in the struggle for socialism and social progress.




Poster no47.15ka Maajo 1979: International Year of the Child.



Poster no48. Self‑determination for the oppressed peoples inthe Horn of Africa.




Poster no49. oban sano oo halgan ah nin ka soo baxay baa ladooranayaa. = A man who had gone through ten years of struggle will be elected.




Poster no50. Kobcinta Dhaqaalaha Dalka: Kor u Qaadida Garaadka Siyaasiga iyo ka Hor Tagga Suuqa Xaaraanta.




DO NOT POST YET
 
Poster no51. Sedka dadweynuhu waa sun seeftii kacaankuna waasideedii isna seegi maysaan.




Poster no52. Wareega 8aad Ciyaaraha Ardada Carbeed = 8th Tournament ‑ Arab students games.
Muqdisho, 1979



Poster no53.


Poster no54. Images of conflict: an exhibition of photographs by Dan Eldon, Hansi Krauss and Hos Maina.
New York: Italian Academy for Advanced Studies in America, Columbia University, 1994.



Poster no.55 X.G.U.S.S. Flag.



Poster no56. Flag of Somalia.



Poster no57. Emblem of the Somali Women's Revolutionary Organization (UDKS).



Poster no58. U.D.H.I.S. Flag.



Poster no59. The Revolution continues on its way to implement Socialism. (In Arabic)



Poster no60. Workers of the world unite: 1st May, Symbol of the struggle of the workers of the world.


Do not Post yet!!
 
Poster no61 Haweenka Soomaliyeed waxay garab iyo Gaashaan u yihiinGobanimo u Dirirka Adduunka Gaar Ahaana, Jabhadaha Gobanimadoonka Soomaali Galbeed, Abbo, Eriteriya iyo Falastiin.
Mogadishu: Gaxtaan & Goobe, 1981.




Poster no62.
Sheikh Ahmed Al‑Tijany.



Poster 63. Prophet Joseph with Zulekhah ‑ the king's wife.




Poster 64. There is no god but God and Muhammad is His messenger.
http://purl.dlib.indiana.edu/iudl/africanstudies/somaliposters/screen/VAA9266-064-1

Poster 65.Mecca, the sanctuary of Allah.


Poster 66.

The Ka'bah in Mecca: Qur'anic verse from Qur'an 3:96‑97.




http://www.indiana.edu/~libsalc/african/Digital_Somali_Library/digibks.html












DO NOT POST YET
 



























No thread derailment, keep the conversation civilised. Even if it may be too hard for a majority of you posters on this site.

You can post now.:salute:
 
Last edited:

Trending

Top