Bohol
VIP
1- Shirkada Multivision oo uu qaatay Tomoo u dhashay dalka Ivory Coast, qabana Faadumo Ismaciil Omar Geele.
2- Shirkada Djibouti Container Freight station waxa qaadatay, Nazli Cabdala Kamil ( waxa qaba wasiirka difaaca Cali Xasan Bahdon)oo ah gabadh ay Khadra Mohamud xayd ninkeedii hore oo canfar ahaa.
3- Shirkada 360 Stevedoring waxa qaatay Sacad Cumar Geele, madaxweynaha walaakii ahna maamulaha dekeda Jabuuti.
4- Shirkada Jib Events ooy lahayd xaaska Axmed Cisman, waxa qaadatay Tolmond Almis Mohamud Xayd oo ah gabadh Khadra Edo u tahay.
Hantida lagaga dhacay ayaa xoguhu sheegen in ay tahay USD128 milyan oo doolar, Oo isugu jirta guryo, dhul, warshado iyo gaadiid.