Khat state of Somalia (Somaliland region): Spends $190 million on khat in 6 months

Bohol

VIP
Wednesday October 16, 2019 - 09:12:31 in News by Hadhwanaag News
Somaliland Oo Lixdii Bilood Ee Sannadkan U Horeeyay Jaad Ku Soo Iibsatay 190 Milyan Oo Dollar

Hargeysa(HWN)-Wasiirka maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire,

ayaa sheegay in Somaliland lixdii bilood ee sannadkan u horeeyay ay soo iibsatay qaad dhan 19 milyan oo kiiloo oo ay ku baxday lacag dhan 190 milyan oo dollar.

sacad6.jpg



Wasiir Sacad oo soo xidhayay kulan ay ardayda jaamacaduhu ku faaqidayeen caqabadaha hortaagan dhaqaalaha dalka, waxa kale oo uu ka hadlay caqabado kale oo hortaagan in dalka ay wershado ka abuurmaan, kuwaas oo samayn lahaa shaqo abuur, "Meesha dadka inaga qarin kartaa waa wershadaha, maxaynu wershado u yeelan waynay, waxyaabaha u horeeyaa waa dhaqan, wershad dhaqan uma lihin, inagu waxaynu dhaqan u leenahay ganacsi, laakiin wershad lacagta la geliyo waxa ka soo baxaya maba garanayo ganacsaduhu oo wuxuu ku odhanayaa maxaa khatartaas I gelinayaba.” Ayuu yidhi Wasiir Sacad oo intaas raaciyay "Imika hadaad is tidhaahdo wershad same oo hangar u baahan waa inaad dhul iibsato soo dayrto, biyo keento, laydhka keento intaas oo kugu kacaya qiyaastii milyan dollar badhkeed intaanad wershad keenin, waxa kale oo jira ma lihin xirfadihii wershadaha oo birta jabta Germany ama hindiya ayaa loo qaadayaa.”


Wasiir Sacad oo ka hadlaya lacagta adag ee Somaliland qaadka kaga baxda wuxuu yidhi "Lixdii bilood ee u horeeyay sannadkan waxaynu soo iibsanay 19 milyan oo kilo oo qaad ah, hadaad 10 dollar ku dhufato 190 milyan oo dollar weeye, mushkiladu lacagta oo keliya maaha ee waa wakhtigii; caafimaadkii, iyo dhaqankii, waxaynu nahay umad daroogo la qabsatay, waana meelaha loo baahanyahay in wax laga qabto haddaynu doonayno inaynu horumarmno.”


Wuxuu intaas ku daray "Kal hore cashuur yar baan ku kordhinay, inaan cashuurtaas ku kordhino mooyee wakhtigan xaadirka ah joojinteedu waa tallo qaran, anigu waxaan qabaa inaynu joojino laakiin waa fikirkayga, xaqiiqdu waxa weeye ila toban kun oo qof ayaa ku nool oo nolol ka hela markaas waa inaynu u samaynaa ilo kale dadkaas.”


Geeska


http://hadhwanaagnews.ca/articles/7...yay-Jaad-Ku-Soo-Iibsatay-190-Milyan-Oo-Dollar
 

Mukhalas

Macawiis, dacas iyo AK47.
190m would completely transform Hargeysa.

Imagine if somalis quit khat for 5 years and direct all that money to development :bell:
 
190m would completely transform Hargeysa.

Imagine if SOMALILANDERS quit khat for 5 years and direct all that money to development :bell:
Treat the wounded area, dont generalize. Out of 1000 men in puntland you might find 1 who eats that stuff, and its more of a recreational activity one or twice a week. During my stay at garowe i have seen not even a single stand of jaad.
 

Mukhalas

Macawiis, dacas iyo AK47.
Treat the wounded area, dont generalize. Out of 1000 men in puntland you might find 1 who eats that stuff, and its more of a recreational activity one or twice a week. During my stay at garowe i have seen not even a single stand of jaad.
All somalis are addicted to that green leaf.
 

Bohol

VIP
Some communities have relative higher number of addicts than others? You may be right but it is still a somali problem.


Yep also the productivity level is different for the khat eaters in the different regions. When I went to Mogadishu in 2018 some of the rickshaw drivers were chewing but at least they were working, Hargeisa is the opposite you will see hundreds in the streets just chewing doing nothing.
 

repo

Bantu Liberation Movement
VIP
Some communities have relative higher number of addicts than others? You may be right but it is still a somali problem.
Some communities do have a higher number of addicts. 90% of men in Somaliland chew khat and 20% of women, that blows away
the competition.
 

Trending

Top