
Garbahaarey waa uqalantaa Caasimada Jubaland.
In Gabahaarey laga dhigo Caasimada Jubaland oo dib loogu laabto Dsstuurka waxay keenaysaa Sadex Qodob oo kala ah..
1.Reer Gedo oo uu ka baxo Shakiga.
2.Adeega oo loo dhaweeyo Bulshada Gedo oo baahi weyn uqaba.
3.Jubaland lawada leeyahay oo dhisanta.
Puntland doorkeeda waa in ay qaadataa oo xalka Jubaland keentaa,isla markaana reer Gedo iyo Axmed wada fariisisaa.
Si gaar ah Axmed Madoobe iyo Deni kulankooda Imaaraadku qabanqaaminayo in lagu soo daro ayay mudan tahay.
Jibril Qoobey.