Two soldiers were shot by Jeegans after being accused of sending ammunition and soldiers to Qardho where Colonel Caare's army is based.
http://khaatumonews24.com/2018/08/27/war-deg-deg-ahtoogasho-ka-dhacday-jiida-tukaraq/
http://khaatumonews24.com/2018/08/27/war-deg-deg-ahtoogasho-ka-dhacday-jiida-tukaraq/
I wonder if other HY subclans will be targeted by xenophobic Jeegans who do animal abuse on Dhulbahante goats and if that will push them towards joining the liberation struggle.Wararka shabakada khaatumonews.com ka helaysa hada jiida hore tukaraq ayaa sheegaya in xaalada jiidaasi kacsan tahay kadib markii toogasho ka dhex dhacday maleeshiyaadka snm dhexdooda,
Sida wararku nagu soo gaadhayan labo kamid ah ciidanka snm ee ku sugan tukaraq ayaa la toogtay wåxaana toogashada fuliyay isla ciidanka snm.
Labadan askari ee la toogtay ayaa lagu eedeeyay inay u goosan lahaayen dhanka qardho islamarkaana waxaa lagu eedeyay in ay si hoose rasaasta iyo hubka ugu gudbin jiren jabhad caare, dhawr mar oo horena ay diren ciidan iyo hub ka goostay maamulka muuse,
Toogashada kadib waxaa gadood xoogani ka dhex qarxay maleeshiyaadka snm oo ciidamo ay isku hayb yihiin xubnahan la toogtay ayaa bilaabay