Anigu macawiis ayaan isku guntaa, funaanadda ayaan iska saaraa(funaanad anoo qabo, waligey ma gam i karo), gabar cas oo i ag jiifto ayaan maanka ku xusaa. Intaas ka dib ayaan gam aa.
(Wax adi kuu gaar ah)
(Wax adi kuu gaar ah)
Taa caas maxay ahayd ee iska ag jiifta?