Intaadan seexan ka hor, maxaad sameesaa?

Status
Not open for further replies.
Anigu macawiis ayaan isku guntaa, funaanadda ayaan iska saaraa(funaanad anoo qabo, waligey ma gam i karo), gabar cas oo i ag jiifto ayaan maanka ku xusaa. Intaas ka dib ayaan gam aa.
(Wax adi kuu gaar ah)
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top