Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay qarax ka dhacay Kismaayo
Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxay sheegayaan in caawa qarax xoog leh oo ka dhacay gudaha Maqaayad ku taalla magaalada ay ku geeriyoodeen dad u badan rayid, kuwo kale ay ku dhaawacmeen. Inta la xaqiijiyey ku dhowaad 5 qof ayaa...
www.caasimada.net
The failed so called JL president has just returned and is grieving tonight so much for Kismayo safest city in the South I guess he forgot to pay his tax