Ari maa raacday mise beer soo fashay?
Hal sano marka jire aa liigeyay sifiican wax ma u xasuusti laakin ari yaasha waxasuusta

Ari maa raacday mise beer soo fashay?
dibadaad ku kortay saxiib. soomali badan oo afsomali ku hadlikareyn baa jiraaniga bo somaligeyga qashin waaye, qaasaro jookto aan ahay
![]()
labada af kee adag(ingiriisiga iyo soomaaliga)?Hal sano marka jire aa liigeyay sifiican wax ma u xasuusti laakin ari yaasha waxasuusta![]()
dibadaad ku kortay saxiib. somali badan u afsomali ku hadlikareyn baa jira
labada af kee adag(ingiriisiga iyo soomaaliga)?
ok saaxiibadayGaber baan ahay![]()
Soomaligaygu wa caadi dhibta aniga ii haysta waxa waye halka qoralka Wayo school afkaa hoyoo ku barto man tegin
aniga sedex Sano baa soojooge
sadex waa badantahay, abayo. Ayamahan, ilmaha qurbaha ku soo koray wiligooda Somalia may soo booqanin
Modersmål grund/gymnasieskolan miyan la idnku dhigin?Soomaligaygu wa caadi dhibta aniga ii haysta waxa waye halka qoralka Wayo school afkaa hoyoo ku barto man tegin
Qaybta akhriinta ba fudud waxa waye un warka markan dhegaysto degdeg bay ku hadlayanAniga xateed marka somali aqrinaayo carab gajo aan u egahay :siilaanyolaugh:
Dhago libaax igu noqday ingiriisku maxaanlabadooda ma adkaan
saxlabadooda ma adkaan
Qaybta akhriinta ba fudud waxa waye un warka markan dhegaysto degdeg bay ku hadlayan
Dhago libaax igu noqday ingiriisku maxaan
sax
Way buxdayModersmål grund/gymnasieskolan miyan la idnku dhigan?![]()
Hindiya adigana?hada intee kunooshahay
Kkkkk :siilaanyolaugh:Badiyo lee kawade:siilaanyolaugh: