How good is your Somali

Status
Not open for further replies.

Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Aniga waxaan ahay nin Soomaliyeed.
Waxaan jiray labaatan iyo afar sano.
Qoraalka Afka Soomaliga ah waxaa I bartay hooyaday Eebe Raali ha ka ahaade, Amiin
 
Zailah

Exam season guys !
Qaybta akhriinta ba fudud waxa waye un warka markan dhegaysto degdeg bay ku hadlayan

Aniga wa sidi kale. Akhriinta ma ii fududno iyo grammar-ka ii dibayo lakin caadi af Somali baan dhageysikara iyo hadalka sii oo kale
 
Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Aniga wa sidi kale. Akhriinta ma ii fududno iyo grammar-ka ii dibayo lakin caadi af Somali baan dhageysikara iyo hadalka sii oo kale
Wan dhageysan kara lakiin kolkay sticmalan kalmad an waligay maqal bay maskaxdayda gesha shutdown
 
KULTA

f*ck you im from Mudug
Ar eebow day, af soomali ee ku hadlooyaan ma fahminoo kkkkk macbuudkooy xaa meeshaan ka socdo kkkkk shimee ingiliish ku badalaheynaa ani afkaan si fiican uma kasaayi kkkk mugoo hooyo mataalo aa iska noqohaa:nahgirl:
 
:drakelaugh: abaayo eboow nimanka malugudhaho?
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top