How good is your Somali

Status
Not open for further replies.
Dad badan oo hadalada la is weydaarsanayo ka qeyb qaateen waxaa ii muuqata markaan qoraaladooda u fiirsaday in ay Translate isticmaaleen, waa sidaan u maleynayo. Hadii aysan sidaa ahayn ee ay iyagu soo qoreen na waa kud ka guur oo qanjo u guur illeen afkii baa markaa lagu tuntay :mjlol:

You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
runtii waxay fiicnaanlaheyd inaan afka hooyo website kan ku hadalno. Ajaanibka ba naga faragalay hadaladeena. Inaan iska ilaalino waaye. :mjlol:
 
Status
Not open for further replies.
Top