How good is your Somali

Status
Not open for further replies.

Hybrid

Death Awaits You
aar waa ku sidee sxb. xalkee? nacalaa carabka weyn kaaga yaal.

halkee soomaaliya ka daganayd/gali jirtey
sidii markii hore aan iri ba, waxaan afsomaligayga kasoo bartay ciyaalka haafada. afsomaliga reer djibouti xarfo carabiya iyo faransiisaa kudhaxjira. markaa ha ilayaabin saxib. I only speak somali slang.
 

El padrone

Hedonist, Depressive realist, Existential nihilist
Sheekadaan maanta waaxaan isku dhaya na ka qeyb galo, saa af somaali sii fiican u barto.
:meleshame:

sheekadan, waxaan, isku dayayaa, inaan, ka, qeybgalo, si, aan, afsoomaaliga, si, fiican, u, barto.

you are good. just try not to over pronounce.

it seems yall habe bit difricult with D and DH.
 

warculus

pls im broke send moneys
Somali yar o jacbar waan ku hadla mararka qaarkood

Waxan rajeyanaya inan islaan level gaado malin dow
Aniga xataa, maxaa rabaa inaan heerka gaaro oo fadhi ku dirir uga qeyb qaadaakaroo marka caytiin luqada soomaali sii fiican uu gabsato.
 

warculus

pls im broke send moneys
:meleshame:

sheekadan, waxaan, isku dayayaa, inaan, ka, qeybgalo, si, aan, afsoomaaliga, si, fiican, u, barto.

you are good. just try not to over pronounce.

it seems yall habe bit difricult with D and DH.
Igu naxariso aboowe, maanta aa igu horeyso inaan af somaalii ku qoro
 

.279

VIP
sidii markii hore aan iri ba, waxaan afsomaligayga kasoo bartay ciyaalka haafada. afsomaliga reer djibouti xarfo carabiya iyo faransiisaa kudhaxjira. markaa ha ilayaabin saxib. I only speak somali slang.

Dulki hooyo aya ku kortay oo waxa kuhadasha "somali slang" isla xishoo niyoho
 

El padrone

Hedonist, Depressive realist, Existential nihilist
Somali yar o jacbar waan ku hadla mararka qaarkood

Waxan rajeyanaya inan islaan level gaado malin dow
WAIT WAIT WHY DO YOU SOUND LIKE A TODDLER? :gabreshock:

its gaadho and dhow. gaado and dow are non existent. if you pronounce them like that you will sound either a retard or a toddler. fix up
 
Status
Not open for further replies.
Top