
Kadib Guriceel, madaxweyne Qoor Qoor oo loogu baaqay inuu weeraro deegaanka…
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirkii hore ee amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta waxa uu Madaxweynaha Galmudug ugu baaqay inuu weerar ku qaado deegaanka Wisil iyo deegaanada u dhow-dhow. Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in deeganadaas ay dhaq-dhaqaaqyo culus ka wadaan kooxaha...

Wasiir Fiqi speaks about this and says where are Gorgor, DANAB, Qoor Qoor etc? Are is it only Sufis that they fight?