Guudlaawe shirib: ar xaan isku gawracnaa kkkk

Waxaas aa lagu leeyshay waa madaxweyne meeshuu xalain lahaa dagaalka xikmad maleh dadkaan 🤣🤣

Xildhibaan Xaadoole oo diiday inuu imaado maadama uu rabo in tuulo la gaubay mag daw loo siiyo


 
Fashiluu. Siyaasiyiinta rati abgaal oo la safan dhinaca ku cidka ah oo diidan in la taabto boogta oo ah in Galmaax dib loogu celiyo tuulooyonkii laga qixiyay iyo kuwii laga gubay sidaa darteed dagaalka ma joogsan doon.


2000 oo tuuladaan laga qixiyay aa ilaa hada homeless ah mana rabaan in la soo celiyo. Shariifow horuu ugu fashilmay another this is another fashil


Screenshot_20230729-144914.jpg
Screenshot_20230729-145543.jpg
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top