The Midlands
VIP
Bootadoodii waxay aheed hanala soo dhexgalo markii gudigii Hirshabelle tageen Ceelbaraf waxay dhaheen "Xawaadle naga saara ama waa ku duuleynaa" just their normal booto
Gudigii markey Qoryaale oo hiiraan ah imaadeen waxay Xawaadle ku dheheen adeerow hadeey diyaar u yihiin inaan isla fariisano diyaar baan u nahay waxaan u sheegaynaa inaan dhulka leenahay oo xuduudeena mahadaay iyo ceelbaraf tahay hadeey rabaan dagaalna banaanka ha iskeenaan
Waa kan wasiirka gudaha oo qaatey taladii Beeshiisa hirshabelle wax ma goaamin karto jug jug meeshaada joog
"Dadkaan waa walaalo waa hal qabiil" means no Xuduud supports XL case
Mapkaan wuxuu ku tusinaa dhulka iyaa laga heesto Calaag iyo iji, jaayga iyo bood iyo qarac galgaduud iyo Jowhar oon wadaagno.

Last edited: