Gudigii hanala soo dhex galo oo ku dhamaadey back to square one kkk

Bootadoodii waxay aheed hanala soo dhexgalo markii gudigii Hirshabelle tageen Ceelbaraf waxay dhaheen "Xawaadle naga saara ama waa ku duuleynaa" just their normal booto

Gudigii markey Qoryaale oo hiiraan ah imaadeen waxay Xawaadle ku dheheen adeerow hadeey diyaar u yihiin inaan isla fariisano diyaar baan u nahay waxaan u sheegaynaa inaan dhulka leenahay oo xuduudeena mahadaay iyo ceelbaraf tahay hadeey rabaan dagaalna banaanka ha iskeenaan 🤣🤣
Waa kan wasiirka gudaha oo qaatey taladii Beeshiisa hirshabelle wax ma goaamin karto jug jug meeshaada joog
🤣🤣

"Dadkaan waa walaalo waa hal qabiil" means no Xuduud supports XL case 🤣🤣

Mapkaan wuxuu ku tusinaa dhulka iyaa laga heesto Calaag iyo iji, jaayga iyo bood iyo qarac galgaduud iyo Jowhar oon wadaagno.

Screenshot_20230706-181242.jpg

Last edited:

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Xaasidsanaa ma xawaadlaa, these Guys don’t know how to be gracious winners. Mr. Sahal is rubbing it in :pachah1:

We know the 48 hours is over, unless Abgaal time is as slow as their brain. War ragga waad ka raysey ee ka har.
 
😂 tan waa gudi ku sheegii ay abgaal codsadeen inay soo kala dhexgalaan waxaa loo sheegay in meesha la isla dego oo xuduud gaalo iyo mid siyaad barre jirin waaba noo xalaaleeyeen marka waxaan tusooyaa in "shariif aa joojiyay" iyo hirshabeelaa soo dhex gashey kurti ahaayeen dhuuso geel ur na ma leh carafna maleh maanta kadib mapkaas igulamaqabsan karaan abgaal are minority in Hirshabelle ujeededeydii waa gaarey 🤣🤣

Screenshot_20230707-004428.jpg

Screenshot_20230707-004719.jpg
 
Last edited:

Jungle

VIP
😂 tan waa gudi ku sheegii ay abgaal codsadeen inay soo kala dhexgalaan waxaa loo sheegay in meesha la isla dego oo xuduud gaalo iyo mid siyaad barre jirin waaba noo xalaaleeyeen marka waxaan tusooyaa in "shariif aa joojiyay" iyo hirshabeelaa soo dhex gashey kurti ahaayeen dhuuso geel ur na ma leh carafna maleh maanta kadib mapkaas igulamaqabsan karaan abgaal are minority in Hirshabelle ujeededeydii waa gaarey 🤣🤣

View attachment 282071
View attachment 282074
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

DOWLADA ABGAAL EE MUQDISHO.

1:Taliyaha ciidanka xooga dalka General Ibraahim Yuusuf Harti Abgaal Warsangeli.

2: Taliyihi hore CDX general Odawaa Yuusuf Raage Harti abgaal ciise Rati.

3: Taliyahi hore qeybta 27_aad general maxamuud koronto harti abgaal agoonyar gaabane.

4:Taliyaha guutada sedexaad qeybta 27_aad general Ibraahim yuusuf harti abgaal warsangeli.

5:Taliyaha guutada afaraad qeybta 27_aad Korneel saneey cabdulle harti abgaal owbakar gaabane

6:gudoomiyaha maxkamada ciidanka qalabka sida Korneel xasan cali nuur shuute Harti abgaal owbakar gaabane.

7:Taliyaha guutada 25_aad CxD Korneel shaah macabe. Habar nugaaale

8:abaandulaha guutada afaraad qeybta 27_aad bashiir siteey harti abgaal cabdale caroone.

9:Taliyaha Ururka 4_aad danab gaashaanle maxamed shiiq Harti abgaal owbakar gaabane.

10:Taliyaha ururka 12_aad guutada 4_aad qeybta 27_aad Korneel cali xuubey harti abgaal agoonyar gaabane.

11:Taliyaha police_ka hirshabeele Korneel xasan dhicisow harti abgaal warsangeli.

12:Taliyaha boliiska qeybta bari gobolka banaadir macalin Aadan Harti abgaal owbakar gaabane. 13: Taliyaha Guutada 14kaOctober korneell Nuur Fareey agoonyar Gaabane
So I check that page and look what I found lol mashqulka dhaafa laangaabyahay . at least name all abgaal positions but that would be 3 pages long lol sixirooleyaasha ishood ilaahey ha naga qabto :reallymaury:
 
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.

So I check that page and look what I found lol mashqulka dhaafa laangaabyahay . at least name all abgaal positions but that would be 3 pages long lol sixirooleyaasha ishood ilaahey ha naga qabto :reallymaury:
Come backto me when you free yourself from Xawaadle colonization fulaygii Abgaal baqbaqdii 48 hourska waxay ku dhamaatey dhulka waa la isla leeyahay. Aniga ujeedadeyda waa gaarey inaan tuso dadka inaad laangaab ka tahay hirshabelle oon ku xoogey confirmed by your Odayaal maxaan kaloo kaa la doodaa you have been enslaved come back to me as a free man dabaalyahow wuxuu ku hadlayo aqoon 🤣🤣
Screenshot_20230707-100132.jpg

Screenshot_20230707-100152.jpg

Jaayga ceelbaraf adan yabaal labo maalin waa kaa xiranyahay adoo lagugu ciqaaabayo laangaabow maxaa tvyada uga cabaadee i have them in whatsapp will post them soon 🤣🤣
Screenshot_20230707-101556.jpg

Abgaal guy "Xaniinyo Xawaadle aan Shabeelada dhexe ku joognaa" 🤣🤣

Abgaalka markii hiiraan lagu dilo maydkooda rasaastii lahu dilay aa looga badashaa 🤣🤣🤣🤣

Last edited:

Jungle

VIP
Come backto me when you free yourself from Xawaadle colonization fulaygii Abgaal baqbaqdii 48 hourska waxay ku dhamaatey dhulka waa la isla leeyahay. Aniga ujeedadeyda waa gaarey inaan tuso dadka inaad laangaab ka tahay hirshabelle oon ku xoogey confirmed by your Odayaal maxaan kaloo kaa la doodaa you have been enslaved come back to me as a free man dabaalyahow wuxuu ku hadlayo aqoon 🤣🤣
View attachment 282139
View attachment 282140
Jaayga ceelbaraf adan yabaal labo maalin waa kaa xiranyahay adoo lagugu ciqaaabayo laangaabow maxaa tvyada uga cabaadee i have them in whatsapp will post them soon 🤣🤣
View attachment 282142

Abgaal guy "Xaniinyo Xawaadle aan Shabeelada dhexe ku joognaa" 🤣🤣

Abgaal xagee isku aragteen? Only 1 sub of Agoonyar lives on the border. The name Abgaal was mentioned due to the fact that you laangaabs tried to divide Agoonyar Gaabane.....

'Buraale Muuse aan is haysana, Cabdalle aan ugu dacwoonay' War cad waaye

Just keep repeating the same shit over and over laangaaboow it may eventually become reality who knows :mjdontkno:
 
Ignore these “Ciise Dige” ayaan ishaynaa folks, we don’t give them attention. Let them calaacal from Muqdisho hotels
 
Trending

Top