government owns the land and all its resources.Thus all natural resources are theirs , the companies profits from the ground but pays a tax on oil etc.
Nope that is not how it works this is not Siad Bare days. Oodweyne is entirely owned by
the clan (HY). The only government properties are Berbera port and the airport. That is
why when gold was found in the mountains of Sanaag only locals were allowed in. Every
inch of Sland is clan owned.
Let me give you a example back in 2014 DNO oil company tried to do a survey in Bohol district (without the permission of the native Sacad Yonis clan) they got chased away with bullets.
SLT-Hargaysa) Maleeshiyaad ka soo jeeda Beesha Sacad Yoonis, oo hubaysan ayaa degaanka Bohol waxay ku rasaseeyeen shaqaalaha Sherkada DNO, oo ah
sherkad laga leeyahay waddanka Norway oo hawlo shidaal baadhis ah ka waday deganadaas.
Wararka ay Shabakadda Somalilandtoday.com ka helayso degaankaas, kooxdaan ayaa markii hore la modaayay maleeshiyaad ka soo jeeda Beesha Dhulbahante, balse wararka soo baxay hadda ayaa xaqiijiyay in kooxdan maleshiyaadka ahi ay ka soo jeedaan Beesha Sacad Yoonis.
Goobta uu falku ka dhacay ayaa ah degaanka Bohol oo beeshaasi degto, lama garanaayo sababta dhabta ah ee falkani ka dhashay. Balse waxaan shaki ku jirin in qaabka wacyigalin ahaan loo galo hawlaha shidaal baadhista Somaliland, ay tahay mid aan bislayn oo inta badan bulshadu dhaliilo xoogan u soo jeediyaan. Geesta kale bulshada Somaliland ayaan wali u bislaan soo saarista khayraadkooda, waxaana lagu tilmaama ummad caadifada qabiilku ka xoog-badan tahay, taas oo ay ugu biirsantay habka loo wajaho sahaminta shidaalka, oo aan dadka laga dhaa-dhicin wax wacyigalin ahna aan loo samayn.
http://somalilandtoday.com/maleeshi...-bohol-ku-rasaseeyay-shaqaalaha-sherkada-dno/