Jeneraal Gabre oo la sheegay in uu geeriyooday iyo Sababta geeridiisa oo la ogaaday
Warbaahinta dalka Itoobiya iyo kuwa caalamiga qaarkood ayaa ku waramaya in uu geeriyooday Jeneraal Abraha Weldemariam oo katirsanaa ciidamada milatariga dalka Itoobiya.
Sargaalka geeriyooday ayaa caan ka ahaa dhulka Soomaaliya waxaana loo yaqaan magaca Jeberaal Gabre , hada waxa uu kamid ahaa saraakiisha milatariga ee ka howlagal Koonfurta Itoobiya gaar ahaan magaalada Harar .
Sida eheladiisa Warbaahinta u sheegeen Jeneraal Gabre ayaa ku geeriyooday dalka Thailand oo daaweyn caafimaad loo geeyay , waxa uuna sargaalkan u geeriyooday xanuunka kansarka oo kaga dhacay wadmaha.
Jeneraal Gabre ayaa hogaaminayay ciidamadii Itoobiya ee Soomaaliya xooga kusoo galay sanadkii 2007-dii, waxaana sargaalkan sanado badan saameyn ku lahaa siyaasada Soomaaliya uu kamid ahaa dadka wax ka go’aamiya.
May he burn in hell, Lacnatullahi Caleyhi
that midget xabashi.