SuldaanGuled
Sxb, waxaad isku bar-bar dhigi Tufaax iyo Canab. Ujeedadaana waa qallad Somalida, ugu danbeeyntiina ha u qaataan inay argagixisada Alshabaab ka fiicantahay Dawladdaasi tabarka yar iyo taageerada at ka hesho dunida kale oo isugu Jira 'gaal' iyo Muslim.
Ma argagixisada qarxisey Hotel Shamo oo ay dhalinyarro Somaaliyeed, ehelkooda iyo macallimintooda ku qallin jebinayeen qarxiye ayaa la meteli kartaa Dawladda? Waa ardey shan sanadood baranayeen dhaqtarnimo si ay wax u tarraan dadkooda iyo dalkooda.
Ma argagixisada qarxisey ciyaal isugu yimid inay hellaan natiijada scholarships to Turkey, s waddankooda iyo dalkooda wax ugu soo bartaan ayaa ku matili Dawladda?
Argagixisadii qarxiyeen Safaaradda Turkiga oo Soomalida inay caawiyaan u imaadeen ayaa garrab dhigi Dawladda?
Sxb, dishonest ayaa tahay, ma qabiil baa kaa guuxaye oo la rabtaa dadkaasi in la halaago? qarraxyada manta waa caadi muqdishu, ayaa wadaa?
Amisom is not perfect but they liberated most of Mogadishu iyo nawaaxiyaheeda ee manta u suurta gellisey inay Turkiga dhisaan Muqdisho, nabbadna at ku soo noqotey magaaladaasi. Runta weey kaa qarsantahay.
Tan Yahuudda Yathrib iyo Mohamed, ujeedadiisa waxay ahayd inuu dhulkooda billiliqeeysto and that is what he did. Marka, caadi iska dhig.