Maamulka gobolka Gedo oo ku dhowaaqay in Jubaland ay dhacday, oo ay dhisayaan maamul cusub
Garbahaarey (Caasimada Online) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo ee hoostaga dowladda federaalka Axmed Buulle Gareed oo galabta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garbahaarey ayaa sheegay in qof ka socda maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe hoggaamiyo uusan imaan karin Garbahaarey iyo guud ahaan...
www.caasimada.net
Last edited: