Garowe facing first world problems

2 xubin ayaan ku lee yahay Garowe councilkeeda. Mid Wa Hassan Yusuf iyo Midka Kale wa Sicid yusuf. Iyo kursi wareegto baan ku lee yahay xildhibanada puntland. Waxana taas keentay 3 kursi ayaa naga maqan qoondada Nugaal. Nugaal waa 4 degmo, midki waa 3 xubin. Waxanu xaq uu lee nahay 12 xubin, lakin hada waxanu ku jogna 9 xubin, taas ayaa keentay 'wareegto'. Arab salax iyo Midg00 ayaa wareegsado. Anigu at least 'reer omar' oo gob ah ayaanu la wareegsana. War ka waran beelaha aan kursi toona lahayn sida idigfacle, gumasoor, amanle, wabeeneeye, iyo beelo badan oo iska daa wareegto, xitaa hisabka kuma jiran. Inshallah Bah Dubays xubintisa jogtada ah wa heli doona markanu reer bariga ka soo 'qaadno' 3da kursi ee nugaal halkasi loo qoondeeyay oo runta xaq daro wayn bay ahayd. Bari waa 6 degmo, halki degmo waa 3 xubin, wuxu istahila 6 degmo x 3 xubin. Waa 18. Maxaa keenay inay 21 kursi bari haysto? waxay dhaceen xubinta nugaaleed. Waxay ku fadhiyan kursigayga, waxana taas keentay bah dubays oo samray, lakin no more SABR, we will take what is ours.

Bah Dubays waa gob, gobanimadu waan ku dhashay, waan ku dhinta, manahin muse suldan oo midg00 ah oo 7 xubin ku leh bandar bayla, uuffff anaba 2 xubin ku leh golaha garowe, maxad ii dheer tahay? Waan soo ogaan doona golaha garowe intay la'eg tahay iyo 'percentage' ahan bah dubays wuxu uu dhigmo, lakin 2 xubin ayaan ku lee yahay, orodo soo waydi issa mahmoud waan ku aqana inaad issa mahmoud wax kasto soo waydiso dhinaca bah dubays sida langaab ah

Arab salax iyo Midg00 ayaa wareegsado. Anigu at least 'reer omar' oo gob ah ayaanu la wareegsana. What do you mean by this statement DR??
 

Trending

Top