Garowe facing first world problems

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@Jablibax maba loo jawabo, waa niin la daba dhigay bah dubays marku arkay runta in boqolki duudood awoowahay laftigisa ku jiray oo degaankisa laga difacay darawish oo weerar ah. Wa nag nag dhalay ah oo Madowkasi la nool, xitaa degmada bayla ma buxin karo. Waa aragta 7 kursi buu ku lee yahay halka beelaha kale waa 16 kursi. Sadex meelood waa meel, 2 meelood waa beelaha kale iyo Madowka halkasi degan. Wa langaab ehlu naar. Every Muse Suldan leader is shitty leader. Look at Jama Ali Jama oo la bacsaday. Look at Muse Ali Jama oo malin walbo Bosaso lagu xiro ama maxkamad la keeno. Xitaa wuxu soo hadal qaaday kelebkasi Ina Samatar oo kursi laga qaaday darteeda rabay inu dagaal ka kiciyo bosaso oo farole weeraro. Ina Samatar waa duli duli dhalay. I never met a good muse suldan leader, they are embarassing, waa inay siyasada ka haran. They are small clan anyways, wallahi boqol niin weeye gebigooda. Xitaa bah malahan, Muse suldan waa hal jilib, kuligood hal jilib bay ku abtirsadan, halka bah dubays labo jilib baanu ku abtirsana, iskuma soo arurno hal jifo. Toban jeer baan uu dhigana Muse Suldan.

Sidan filayo marki bah dirooble hisaabka lagu daraynin. Bah Dubays waa beesha labad ama sadexad ugu xooga badan dhinaca ciidamada iyo militaryga iyo populationka osman mahmoud. Ana qiyaas guud ku samaye bah dubays waa 40 kun. 25 kun waa Hassan Yusuf. Halka 15 kun waa Sicid Yusuf. Alla dhowr bah dubays iyo awooda uu badi.

PS - Nugaal was supposed to get 12 seats for 4 districts. Jabjabka lost they're seats to Bari who was given extra seats. Bari wuxu istahila keliya 18 seats waa 6 degmo. Halki degmo waa sadex xubin dee. 3 xubin x 6, waa 18 xubin bay xaq uu lee yihin. Lakin muran ayaa ka dhacay Bari markay wax qaybsanayeen iyo reer nugaal ayaa laga soo jarey 12 kursi oo 9 laga dhigay, 3-dasi kursi waa inay soo noqota si dhaqsaha badan. 3da Kursi waa Bah Dubays, Reer Omar, iyo Arab salax qoondadisa. Waana sababta keentay in aan kursi wareegto ku jirno, xaqeena waxaa la siiyay duligasi BARI JOGGO oo manta igu caynayo kursi wareegto halka ma ogga in kursigeena la siiyay duliyasha bari joggo. Niin is gabto ma aha

Adiguna edeb yeelo @Abdalla anigu kuma oran tuulada jalam inu bah dubays lee yahay, lakin geelkeena waa gaadha halkasi markanu daaqayno nugaasha meelo badan ayaanu daaqna depending on seasons and where vegetation is for our livestock. Hal meel iskama faristid duli yahow, my xoolo need vegetation and food and water, I have to travel where-ever I can provide that.
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
tenor-1.gif
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Waxba kama taqanid Yusuf Maxamed iyo siday uu kala badan yihin. Maxamed Sultan maxaa ii geeyay, bisinka, waba fog tahaye. Maxamed Sultan iyo Muse Sultan miyad rabta inaad siinto, adigo hal jifi ah. Wiilasha Maxamed Suldan iskuma aruriyan Maxamed Sultan, waanu kala tagnay, way tiro bateen, ma aha muse suldan oo halkasi weli fadhiya sidina oo kale. Mana uu qaybsano kursigeena MAXAMED SULTAN.

Yusuf Maxamed ka hadal. Wuxuna dhalay Isxul oo afar jifi kala ah, bah dubays(hassan iyo sicid yusuf), iyo bah dirooble(Maxamud Yusuf. As you can see we are the children of Yusuf Maxamed. Is-xul waa samatar yusuf, ugaryahan yusuf, muse yusuf, iyo nur yusuf. Isku bah ma ahan, waxay la siman yihin Hassan, Sicid, iyo Maxamud yusuf. Waxay isku aruriyeen markay arkeen inaysan jifi kasto meel istagi karin, lakin bah dubays meel waa istagay sida bah dirooble. Anagu bah ayaanu lee nahay isku hoyo bay nahay, is-xul uma galin, iyo tuugsi bah dirooble ma samayo.

How can u insult me? adiguna maxamed sultan sheego kulaha, war yusuf maxamed ayaanu ka cararaya oo landheere bah dubays baan ahay, meel kor ma si aadayo, Hassan iyo Sicid wa walalo isku hoyo ah oo habar dubays dhashay. Familykayga ima barin yusuf maxamed iyo maxamed sultan, adaa ii bartay waxasi, mar walbo familykayga waxay ii bareen keliya hassan iyo sicid yusuf iyo bah dubays. Landheere baan ahay nugaal iskisa uu degan, mana ku jiro caloosha osman mahmoud sidada oo kale. Aniga ka dhow Bah dirooble baan diiday caloosha bah dirooble, adiguna oo Muse Suldan ah oo ka fog bah dirooble waa aqbashay caloosha bah dirooble, ha sheegan gobanimo, waxad tahay wasqan keleb ah oo nijaas ah oo midg00 ah
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP

Waxaa ii roon in aan arab salax iyo reer omar in aan kursiga la qaybsado iyo wixi la soo hambayo la cuno intan calool bah dirooble ama osman mahmoud gali laha. Ogow taasi. I prefer being a minority in Nugaal, then living in Bari with Osman mahmoud oo weli qodob badan ayaa jira tarikhi ah oo aan la xalin. Marka jabjabnimada nugaal ayaa ii dhaamo, reer barigasi qurunka ah oo boqortoyadi bah dubays diiday.
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Mohamed cisse an gobolka nugaal dageen halkisa Xildhiban wa jogto View attachment 87402

2 xubin ayaan ku lee yahay Garowe councilkeeda. Mid Wa Hassan Yusuf iyo Midka Kale wa Sicid yusuf. Iyo kursi wareegto baan ku lee yahay xildhibanada puntland. Waxana taas keentay 3 kursi ayaa naga maqan qoondada Nugaal. Nugaal waa 4 degmo, midki waa 3 xubin. Waxanu xaq uu lee nahay 12 xubin, lakin hada waxanu ku jogna 9 xubin, taas ayaa keentay 'wareegto'. Arab salax iyo Midg00 ayaa wareegsado. Anigu at least 'reer omar' oo gob ah ayaanu la wareegsana. War ka waran beelaha aan kursi toona lahayn sida idigfacle, gumasoor, amanle, wabeeneeye, iyo beelo badan oo iska daa wareegto, xitaa hisabka kuma jiran. Inshallah Bah Dubays xubintisa jogtada ah wa heli doona markanu reer bariga ka soo 'qaadno' 3da kursi ee nugaal halkasi loo qoondeeyay oo runta xaq daro wayn bay ahayd. Bari waa 6 degmo, halki degmo waa 3 xubin, wuxu istahila 6 degmo x 3 xubin. Waa 18. Maxaa keenay inay 21 kursi bari haysto? waxay dhaceen xubinta nugaaleed. Waxay ku fadhiyan kursigayga, waxana taas keentay bah dubays oo samray, lakin no more SABR, we will take what is ours.

Bah Dubays waa gob, gobanimadu waan ku dhashay, waan ku dhinta, manahin muse suldan oo midg00 ah oo 7 xubin ku leh bandar bayla, uuffff anaba 2 xubin ku leh golaha garowe, maxad ii dheer tahay? Waan soo ogaan doona golaha garowe intay la'eg tahay iyo 'percentage' ahan bah dubays wuxu uu dhigmo, lakin 2 xubin ayaan ku lee yahay, orodo soo waydi issa mahmoud waan ku aqana inaad issa mahmoud wax kasto soo waydiso dhinaca bah dubays sida langaab ah
 
7 xubin iyo mayorka dagmada banderbeyla
 
Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
@DR OSMAN 8 Jifo cusman maxamud u badan.
1. Bah diroble including Bah dir
2. Bah yaqub
3. Muse sultan
4. Bah gareen
5. Amir mohamed
6. Ismail mohamed
7. Isxul
8. Bah dhulbhate

Waxa kale are Consider yar yar
 
War nimankasi garab-sare bah yacqoub inte galan? Maxamud Yusuf miyaa laftigooda
 
Dharbash

🧊
MARQUESS OF SSC
Like traffic jams.

Jams are part and parcel of the west. Soon my cousins in Garowe will come late at work and say 'sorry got stuck in the traffic, you know how terrible the traffic is in Garowe'

:banderas:
:russ::russ: Garowe moving like Beijing huh
 
Top