Galmudug militia turn on eachother

Status
Not open for further replies.

Yonis

Puntland Youth Organiser
FKD Visionary
VIP
ISKA HOR IMAAD KA SOCDO MAGAALADA CADAADO


War hadda naga soo gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo xarun KMG u ah Galmudug ayaa ku soo warramaya in Dagaal uu halkaas ku dhexmarayo Ciidamo kala taabacsan Nabad Sugida iyo Booliska.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka dhashay kadib markii Ciidamo Nabad Sugid ah ay weerareen Xildhibaanada Galmudug oo kulan ku yeelan rabay Magaalada Cadaado iyadoona Ciidamada Booliska ay ka hortagayeen weerarkaas ayna difaacayaan Xildhibaanada.

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa dhawaan ku dhawaaqay in ay kalsoonida kala laabteen Madaxweynaha Galmuduga Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Walow Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka ay ka soo horjeesteen go’aankaasi.


http://puntlandpost.net/2017/01/17/iska-hor-imaad-ka-socdo-magaalada-cadaado/
 
AE037EA4-1233-422A-907A-09DD1A8AF687-749-0000015BEF65CCA6.gif








How desperate has one to be that you turn to a year old fake news article?:noneck:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top