Galmudug-State
VIP
Galmudug only organized the meeting which was agreed upon by all. We never said anything stating that we support Farmajoo.
This is what you get for spending money and resources to try and fix Zoomaalia's problems. Nobody can blame Farmajoos failure to comply with Dhusmareeb 2 on HG. Nobody can blame us for acting neutral in Dhusmareeb 3 out of politeness.
If Farmajoo refuses to hold elections don't blame us. He is Darood and Darood is to blame. If he chooses to put Somalia in civil war than don't blame us.
If Dhusmareeb 3 fails because of Farmajoo than don't blame us. We tried our best to bring everyone together and work out a deal but Farmajoo is playing games.
All HG fam was last night talking with president Abdi Kaariye. We stand by our president 100% and nobody can blame him for Farmajoos failure.
This is what presidential candidate AbdiShakuur said.

Ma aha in la isku qaldo gogol, guddoon iyo go’aan.
Galmudug waxey fidisay gogol, inta kalena gogoshii Dhuusamarreeb 1 iyo 2 soo ajiibeen. Sababta Puntland iyo Jubbaland ay u diideen in ay gogosha Madaxweyne Farmaajo ee Muqdisho aqbalaan waa in ay isku haleeyeen Dhuusamarreeb oo ay u arkayeen in ay dhexdhexaad ah tahay, kama marnayn in dadka deegaanka dan siyaasadeed lagu xeerto.
Laakiin Guddoonka shirka waxaa leh Madaxweyne Farmaajo oo ka naxsanaa guulaha Dhuusamarreeb 1 iyo 2. Wuxuuna u xaytay kn uu fashiliyo, isagoo inkiray heshiiskii Dhuusamarreeb 1 iyo 2, kuna dooday in heshiis horay loogu gaaray Baydhabo June 2018. Sharci darro ayuu ku riday Raysalwasaarihii, isagoo ku qoonsaday maxaad qayb uga ahayd guusha shirka Dhuusmarreeb, wuxuuna ku bedeshay mid xil gaarsiin ah oo dastuurka meelna kaga ool. Waa guddoon gogol dhaan ah.
Intaa kuma ekeysan ee Farmaajo go’aankii wuxuu siiyey gole muddo xileedkiisii dhammaaday, isagoo sheegay in heshiiska lagu gaaro Dhuusamarreeb 3 uu Golaha Shacabka go’aaniisa leeyahay.
Ujeedka Farmaajo waa in uu Dowlad Goboleedyada kala dilo, shirka Golaha Ammaanka ee 20 bishan dhacaya heshiis been been ah ku dhaafo, islamarkaana uu ku eed la’aado.
Haddaba mar gardarna ninkii ka biya diida guddoonka gogol dhaanka ah, kana dhiidhiya go’aanka la siiyey Golaha (Baarlamaanka) ee muddo xileedkiisu dhammaaday, dalbadanna in la magacaabo RW oo dheellitiranka siyaasadda la dhowro.
Xeerka Ninka gogosha dhigay waa in uusan dhinacna la safan, gar eexeedna gelin, godob ka gelin raga jaalkiisa ah oo shalay wax ku xeertay, dushana u ridan eed nin kale leeyahay.
Si gogosha loo badbaadiyo waa in Madaxweyne Farmaajo uu Raysalwasaare magacaabo, madaxweynaha Galmudug-na uu dadka maqan doono, beesha caalamkana caddeyso in ay Farmaajo damiin ka tahay.
Last edited: