Galkayo Declare Shariah Law. LOL

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
FAROOLE OO KA DIGAY KHILAAF KA DHEX QARXA XUKUUMADDA IYO BAARLAMANKA PUNTLAND


Senetor Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole oo ka tirsan aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta khudbad u jeediyay golaha wakiilada Puntland, ayaa ugu baaqay golayaasha xukuumadda iyo Baarlamanka Puntland in ay ka fogaadan khilaaf dhexdooda ah.

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole, waxa uu ku boorriyay mudanayaasha dhalinyarada ah ee ku jira golaha wakiilada Puntland, in ay si fiican u bartaan Dastuurka dowladda Puntland iyo kan Soomaaliyaba, si ay dhabba hagaagsan ugu hoggaamiyaan dalka.

Mudane faroole ayaa dhanka kale caddeeyay, in Dastuurka Puntland uu si buuuxda u waafaqsanyahay Shareecadah Islaamka,islamarkaana aysan ku jirin wax ka hor-imaanaya Diinta iyo dhaqanka Suubban ee Soomaalida.

Senetorka oo ka jawaabayey hadal dhowaan ka soo yeeray odoyaal ku shiray magaalada Gaalkacyo oo ku dhawaaqay in ay Shareecada Islaamka qaateen, ayaa ka digay in loo gacan-haadiyo cid ka shaqeynaysa dhibaatada Puntland, iyadoo lagu gabbanayo Shareecada Islaamka.

Halkaan ka daawo khudbadda senetor Faroole

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dadkan Shareecada Islamka ka hadlayo, ma ibnal adam ayaa sharaceeda islamka ka sugaysa? The reality is scary but since the prophet died, no muslim has united all muslims into an Islamic state. That is not our fault, ma dhicin mana dhici doonto ayuu diinta sheega illa mahdigu yimado.

I don't think even Sharaceeda Islamka wadan lagu dhaqi karo, waa sharci muslim dhan lagu dhaqo sidi waagi nabiga marku gacanta ku haayay islamka aduunka oo dhan. Waxad ku garanaysa markay uu qaxeen ethiopia islamka hore, sharacetul islam baan rabna lagama maqal dadkasi. Waxay ku dhinteen dhul aan shariah ka jirin iyo nebiga waxba kama oran sababto ah mamulkisa meeshasi ma gaadhin. Kuma oran musliminta ethiopia uu qaxay isku dhaqa sharacatul islam iyo mamul samaysta.

madaxweyne-deni-2-714x437.jpg


Shariah is only applicable when all muslims are under 1 STATE, not 52 states. That is not shariah law. Wa shariah law oo been ah oo ibnal adam abuurtay. Waxaa haram ah keliya markay islamka dhan isku timado oo nin ku heeshiyo inaad diido, taas waa haram. That will only happen when the mahdi comes, before then it's all fake shariah laws thats why ay uu burburan mamulada islamka tarikhda illa manta. Rashidunki horey ayaa midayn waayay muslimiinta, dadka galkacyo joggo miyaa midayn kara?
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
It doesn't make sense to call for shariah law when you can't support yourself. Wa shariah been ah adigo iska dhigdhigayso weeye taas. When the west feeds u, protects u, and you consider you have shariah law? stop lying to yourselves. That's why when early muslims went to ethiopia, they were never told to create any administration there, or waste their time with shariah law. Meel dacif aad ka tahay is not reasonable to even speak about shariah. U mock and shame islam if you do, dhulka ayaa lala galaysa.

There is no shariah law and it won't happen for a very long time as long as your poor and disunited. It didn't even happen when muslims were rich and powerful as they broke down into wars and kingdoms.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Sheikh Faroole Al-Shariicaawi will soon join ISIS

Yeah ISIS is awesome dude and Islam but his AK is russian and gaal. Get outta here bro. Talk about fakers, how does anyone buy into such nonsense. His always under gaal as long as he is dependent, pointless to drag islam so low. Halal miyaa waxasi? how can this be islamic state where we are dependent on the 'gaal'.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top