Madax goboleedyada ‘oo albaabka ka xirtay’ ROOBLE
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ayaa shaaciyey inay shir iskugu imaanayaan maalinta Talaadada ee toddobaadka soo socda, kaasi oo ka dhici doona magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb geli doona madaxweynayaasha Puntland...
www.caasimada.net
Saqiirka siyasadeed thought they would support his madness @Bariire as you said Politics has no permenant friends only permanent interests