First Somali movie to be screened at national theatre in Mogadishu

there is an an african saying that says dont abuse the crocodile before you've crossed the river. Not talking about its wrights or wrong i just
think that at this juncture somalis have more to deal with than taunting and antagonizing shabab. but then pragmatism has never been a value even remotely related to somalis
 

J-Rasta

Inactivated
VIP
I'm gonna write this in Somali , if you don't understand that's your problem. And waxba igama gelin.

Marka hore,
aad ayaan u hambalyenaya, wax soo saarka tayada leh, in kasto muuqaalkaan wax yar ka daawaday,
waxay ila ekaan doona filimkaan dhamaystiran
in u leeyahay soo jiidasho, marka
Director IBRAHIM CM aad iyo aad
kugu mahadcelinaya ee aad hordhaca inoo soo bandhigtay maanta.
Waa arin qofwalba dhiig leh farxad geliysay ,
rajayn doona in dhalinyarada iyo da'ayarta ku dhaqan gudaha dalka iyo dunida dacaladeeda lagu dhiirigeliyo filimaan iyo jilaayaal Somali ah.
Intu u burburki iyo dagaaladda sookeye u sodan sanadood ku dhawaad ka qaraxday
gudaha dalka
ma aysan jirin goob bulshaweynta isu imaadaan ama wax
kaydhsadaan(archive)
maaweeladooda sidaas iyo wax lamid ah.
Maadaama dowladi hoose meesha ka barakacday , adeegi bulshada iyo hanti qaran sidaas iyo awgeed u afjarantay.
Waad qiyaasi karta isbedalada degdega ,
Teeda kale waa arin la hadal heeya
in dhaqankeena suubanaa iyo hidaha Soomaliyeed si aayar lobadilay.

Waxaa halkaan ku sii daraya in waqtigaan la joogo
Bollywood Hindi iyo Musalmusal Carbeed Somalia aad looga yaqaan , waa ayaan daro in maanta jiika cusub dhaqan shiisheeye ka daxlaan , jiika hore ay qurbaha ku meeraysan yihiin , sidaas na Afsoomaliga iyo hab u dhaqankeedka la khalkhal geliyay.
Waa hibo iyo haybad in la soo celiyo , filimkaan lagu daawan karo tiyaatarka , waa in lagu dadaala sugintaanka amniga iyo dib u celinta kalsoonida bulshada,
waxaan u arkaa in lagu jiro xiligii la raadsan lahaa horumarinta shacabka ( progressive).

And tothose who are putting qashin on this thread also attacking the actress like bewildered hyenas must I remind you , to grow the f*ck up ,
that you are not her parents , you are not related like siblings , nor you are married to her, so who are you to judge a stranger on her appearance
keep that Haram police mentality in your confined habitats , this thread is wonderful and so is this movie , it's about time we show our appreciation to the dedicated casts and their hard working efforts.
Plus I don't give a shit if you disagree with me it is what it is , go outside and talk to a girl , instead of attacking non wearing headscarf xaliimos, I can sense the strong stench of , nevermind , they are giving off
incelnimo kinda vibes on this thread , yaab.com

lfmaoo




 

Trending

Top