The Midlands
VIP
This is what i have been saying since i joined this site and now Abgaal elders are all over the social media confirming it
So im going to explain to you wich parts of Abgaa land Hawadle annexed so far
They are three different places they are confirming now two but soon you will hear them talking about the other one wich is waceysle side. They r silent bc they need us until the liberation of budbud. Hada maxay isku waa layaan? Waxaan u xoreynay from mahadaay to Adan yabaal marka mediaha ay u cabaadeen ileen nooma soo dhawaan karaan?
Hassan Sheikh told them today "ha i ceeybeenina dhinaca xawaadle idinka jiro waa aamin dhinacinana waa difaaci lanahay"
Budbud intaan la gaarin waxaa jirta tuulo bood la dhoho oo Xawaadle waceysle ka qabsadey 90skii oo bood la dhoho iyo mud kale oo qarac/garac la dhoho. Markii budbud la xoreeyay ay qabteen bood laakin hada waa laga soo noqdey labadooda markii lagu noqdo bud bud ayaan ku noqonaynaa bood kadibna abgaal waa kibri doona waceysle idaacadaha soo taagan ayaad arki doontaan nooga baxa dhulka
Meesha labaad waa muhiim waxaa marta wadada ceel baraf, ceeldheere buraale iyo aadan yabaal waxaa ku yaal xalfooley iyo mureyste oo xawaadle deegaameeyay macnaha abgaalka isku safraya Xawaadle ayaa canshuur ka qaadi doona hada waa bahdilaan bas isbaaro ma taal
This is one of them
Meesha sadexaad waa galbeedka ceelbaraf 12 km gudaga bariga shabeelada dhexe waxay kala jareen ceelbaraf iyo mahadaay waxay na u socdaan miirtugo
Intakale waa galbeedka wabiga ilaa Jowhar oon abgaal degin waa xawaadle deegaan

Last edited: