Axmed Madoobe "Farmaajo wuxuu igula hadlay cod aan madaxweynimo ahayn oo ku saleysan jufanimo iyo reernimo".
" Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, sidee ayuu wadanka oo dhan ku maamulayaa, haddii uu isku soo koobo hal gobol iyo hal dagmo oo uu yiraahdo qabiilkayga ayaa daga aniga ayaana maamulaya?
"
ninka aan arkay afar sano wadankaan isagu ma maamuleen ee yaa maamulayay, waxaan diyaar u ah wax kasto xal lagu heli karo, waxaan ka xumahay dagaalka ka socdo gobolka Gedo”.
farmaajo also brought kismaayo, implying it was taken from his qabiil.

war wuxu inleen waa lax laba lugood ku socota.
this nigga finally spilling the beans, kulahaa "who was ruling the country? can't be the same farmaajo i saw" bah dilaad aan cadi ahayn
