Wiil uu Fu’aad Shongole ‘dhalay oo lagu qabtay dalka Costa Rica (Faah-faahin)
Costa Rica (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Costa Rica aya qabtay, kadibna masaafuriyay wiil uu dhalay Fu’aad Maxamed Qalaf (Shongole) oo ka mid ah hogaamiyeyaasha sare sare ee Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya. Wiilka la qabtay ayaa ku safrayay magaca Lutrnan Warsame...
www.caasimada.net
He was trying to tahriib to America with a Swedish passport but FBI got to him. Another AS leader son caught!