Farmajo Officials Building Mansions. Our Aid Money Misused

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Villa Soomaaliya oo shaacisay in dabagal lagu hayo mas’uuliyiin dabaqyo dhistay

By Istar Cabdi Yuusuf
August 29, 2020

Villa Soomaaliya oo shaacisay in dabagal lagu hayo mas’uuliyiin dabaqyo dhistay


Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in Villa Soomaaliya ay wado baaris iyo daba-gal lagu hayo mas’uuliyiin xilil ka haya dowladda federaalka oo musuq-maasuq lagu tumayo.

Cabdinuur ayaa tilmaamay in mas’uuliyiinta qaar oo uusan carab baabin in lagu tuhmayo inay lunsadeen hantida shacabka.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dabaqyada ka taagan Muqdisho qaarkood ay dhisteen shaqsiyaad shaqo hoose ka hayo dowladda, balse dabagal lagu hayo, sida uu hadalka u dhigay.

Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in arrintaas an daba-gal lagu sameyn karin, haddii aan la helin xeerka saxaafadda ee dooda laga keenay.

Dabaqyada Magaalada ka taagan qaarkood, waxaa maqcuul ah inuu dhistay qof shaqo hoose ka haaya dowladda ama ay wax ku leeyihiin Mas’uuliyiin hore, halka kuwo kalena lagu tuhmayo inay hantida shacbka ka dhisteen dhismooyinka dabaqyada, haddiin aan xeerka saxaafadda la helin dabagal laguma sameeyn karo” ayuu yiri agaasime Cabdinuur.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo todobaadkii la soo dhaafay laba goor oo kala duwan ay maxkamadda gobolka Banaadir xukunno adag ay ka ridday shaqsiyaad iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo lagu helay inay sameeyeen musuq-maasuq.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Get in here @Galmudug-State you always make excuses for Benadir, but you are nowhere to be seen when they are mis-using Somali aid money and building villas with it. Why are using money taken in the name of all Somalis and building a villa in mogadishu? are all those villas in mogadishu from Somali aid money.

Puntland must slam the federal govt as corrupt
 
Top