Farmaajo restarting civil war in Mogadishu as he hands out Banaadir MPs to all Federal states (Non-HAGs).....

1590591078509.png


Guddiga doorashooyinka labada aqal ayaa soo saaray shaxda qaabka loo qeybinaayo xildhibaanada labada aqal ee DF, taasoo lagu dheeli tiray dowlad goboleedyada dalka ka jira.

MOL oo heshay nuqul ka mid ah dokumentiga kama danbeysta ah ee la rabo in lagu dhaqan geliyo doorashada xildhibaanada labada aqal ayaa waxaa lagu dooran doonaa shaxdan hoose


  1. Puntland (Aqalka Hoose =37, AQ Sare = 11)
  2. Somaliland (Aqalka Hoose = 46, AQ Sare = 11)
  3. Galmudug (Aqalka Hoose =36, AQ Sare = 8)
  4. HirShabelle (Aqalka Hoose =37, AQ Sare = 8)
  5. Koofur Galbeed (Aqalka Hoose =69, AQ Sare = 8)
  6. Jubbaland (Aqalka Hoose = 43, AQ Sare = 8)
  7. Banaadir (Aqalka Hoose = 7, AQ Sare = 0)
Sida aad ku aragtaan shaxda kore, waxaa Gobolka Banaadir loo qoondeeyay 7 xildhibaan oo ah aqalka hoose waxaana loo kala qeybiyay sida hoose

  1. Puntland (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan)
  2. Somaliland (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan)
  3. Galmudug (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan)
  4. Koofur Galbeed (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan)
  5. HirShabelle (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan)
  6. Jubbaland (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan)
  7. Banaadir (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan)
Wadarta guud ee xildhibaanada ka soo galaaya Gobolka Banaadir waa 7 Xildhibaan taasoo loo qeybiyay beelaha hoos ku qoran

  1. Majeerteen (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan) – Puntland
  2. Isaaq (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan) Somaliland
  3. Mariixaan (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan) GalMudug
  4. Abgaal (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan) Hirshabelle
  5. Digil & Mirifle (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan) Koofur Galbeed
  6. Ogaadeen (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan) Jubbaland
  7. Reer Xamar (Aqalka Hoose Banaadir 1 xildhibaan) Banaadir
Lama oga sida ay uga falcelin doonaan beesha Muddulood oo si ula kac ah looga saaray Gobolka Banaadir.

1590590771646.png



An Marexan from Galmudug, walahi these folks are extremely deluded :russ: :dead:
 
Wallahi this is all hawiyes fault tbh. Sidaad darood uu rali gelinayseen baa hooyadeen la waasidoona. I wouldn’t be surprised if the Somaliland one is gadabursi or Dhulbahante
 
Wallahi this is all hawiyes fault tbh. Sidaad darood uu rali gelinayseen baa hooyadeen la waasidoona. I wouldn’t be surprised if the Somaliland one is gadabursi or Dhulbahante

No, it's mostly Issaqs. But, to be honest the Mps dont represent Somaliland because it is an independent dowlad without recognition from the international community. The question is are those Mps questioning and challenging the wishes of the people of somaliland who believe that SL is qaran madax-bannaan.
 

Jiron

wanaag
NABADOON
VIP
I believe in our dowlad, may allah assist them in making Somalia a great country even though negativity is unfortunately so widespread :)
 

Trending

Top