Emotional cheating?

Afsoomaaliga waa qurux wallahi. Af facwayn oo soo jireen ah waaye. Kumanaan sano kama yara da' ahaan kana facwayn Afka Carabiga iyo Cibraaniga. Taa waxaa markhaati ka ah Erayada aan la wadaagno afkii Omotiga ee Fircoon iyo Dadkiisii.
 
Soomaalida qarkood waxay rumaysan yihiin soomaalidu inay fircooniinta ka soo farcameen. Waligaa ma maqashay arinkaas?
 
Soomaalida qaarkood ma aha ee waa labo xabo oo internetka adeegsata ama ka dhax qaylida. Labadaas qof Taariikhyahan iyo Fircoonyahan midna ma aha. Waxyaabaha ay kusoo arkeen madow Ameerikaanka ayay la yimaadaan internet-ka sida dhihida qofkasta oo dunida wax u qabtay waa madow. Tusaale, waxay aaminsanahay yihiin nabi ciise inuu madow yahay, Ibrahim Lincoln, iwm .
 
Online kuma arag waxaan arkay dad saas rumaysan. Waxay ku doodayaan faraaciintu soomaalida ayeey u egyihiin. Waa dad wareersan qaar dhahaya arab baan nahay iyo ku faraaciinta isku qoraya maxaa u diiday inay soomaali baan nahay dhahaan yaab!
 
Soomaalida qarkood waxay rumaysan yihiin soomaalidu inay fircooniinta ka soo farcameen. Waligaa ma maqashay arinkaas?

Soomalida iyo Faraacinada hal dad ayay kasoo wada jeedaan. We have the same paternal ancestry. Fircoon is dadkuu ka dhashay awoowayaashood Geeska Afrika ayay ka tageen. Luqadooda iyo dhaqankooda, Ciyaar dhaqameedka, Midabkooda Soomaliday la wadaagaan.

The pharoahs themselves wrote that history and their east African Origins on their records. They also visited back the Horn once and met the Somali King and His queen. The King's name was Barre. I forgot what name they recoded as his wife's name(Hadiya ama Xadiyo).

People who object this history have no credible alternative other than their wishful thinking that Somalis are of Arab descent. 45% Of Arabs are same as Somali origin, East/North African. So sizeable Arab populations have African Origins themselves. Qofkii sheegato raba inuu noqdo isagay jirtaa.

FirCoon = Fir+Coon.

firΒΉ m.l 1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo
askumay.

CoonΒΉ m.l (-nan, m.l) 1. Nin gaaban oo aan
da'diisu ka muuqan.

Fricoon = Qofka aan duqobin fir ahaan ama equivalent enligh = Eternal Lineage
 
Last edited:
Online kuma arag waxaan arkay dad saas rumaysan. Waxay ku doodayaan faraaciintu soomaalida ayeey u egyihiin. Waa dad wareersan qaar dhahaya arab baan nahay iyo ku faraaciinta isku qoraya maxaa u diiday inay soomaali baan nahay dhahaan yaab!

First, we were Binu Haashem and shat
Then we were ancient Egyptian kangs and shat
Then we were Caucazoid people and shat
We're now tall and elongated Macrobians and shat.

Get on with the program, sis.
 
Soomalida iyo Faraacinada hal dad ayay kasoo wada jeedaan. We have the same paternal ancestry. Fircoon is dadkuu ka dhashay awoowayaashood Geeska Afrika ayay ka tageen. Luqadooda iyo dhaqankooda, Ciyaar dhaqameedka, Midabkooda Soomaliday la wadaagaan.

The pharoahs themselves wrote that history and their east African Origins on their records. They also visited back the Horn once and met the Somali King and His queen. The King's name was Barre. I forgot what name they recoded as his wife's name(Hadiya ama Xadiyo).

People who object this history have no credible alternative other than their wishful thinking that Somalis are of Arab descent. 45% Of Arabs are same as Somali origin, East/North African. So sizeable Arab populations have African Origins themselves. Qofkii sheegato raba inuu noqdo isagay jirtaa.

FirCoon = Fir+Coon.

firΒΉ m.l 1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo
askumay.

CoonΒΉ m.l (-nan, m.l) 1. Nin gaaban oo aan
da'diisu ka muuqan.

Fricoon = Qofka aan duqobin fir ahaan ama equivalent enligh = Eternal Lineage

Coon --> Nin ama gabar dabeecad xun
 
Coon --> Nin ama gabar dabeecad xun

Waxaad ku qaldaysaa eray kale. Coon waa qofka aan da'da ka muuqan ama aad u gaaban. It can be used for males and females. Qofka dabeecadda xun ama carada badan erayo kale ayaa loo isticmaala sida: Dhirifle, Xilogube, Xoor, Car-Itaabo iwm.

btw, Dhirif - Caro- Xanaaq waa isku Ulajeed.
 
Cilin -----> Qofka gaaban ee aan da'du ka muuqan.

Xila-Gube --> Ninka xaaskiisa u daran.

Qorqode --> Ninka cuntada ku hadla.

Xoor --------> Honeybadger; qofka dabeecada xun

Car-Itaabo -----> Fartaa gaadha
 
Cillinka wuxuu Coon kaga duwan yahay sidaan is leeyahay, Cillinka waa qofka/neefka dhasha sagaal bilood ka hor? Dhiciska oo Kale. Baryarina way noqotaa Cillanka. Coon sidaan u aqaan waa Qofka gaaban, dad'dana ka muuqanin. Muqdishu iyo Koonfurtana Waxay Oran jireen Curri, qofkaan waa curray iyagoo ka wada Coon.
 
Trending

Latest posts

Top