Xog: Qaar ka mid ah ciidanka Duufaan ee NISA oo goostay
Muqdisho (Caasimada Online) β Xog la isku haleyn karo oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa inay goosteen qaar ka mid ah ciidamada Duufaan ee ka tirsan hay'adda NISA, kuwaas oo maalmahaan dhaq dhaqaaqyo ciidan ka waday qeybo ka mid ah Muqdisho. Saraakiil kala duwan oo ka tirsan Hay'ada...
www.caasimada.net