Dadkeenu maxay dadka disabled ka ah magacyada ugu bixiyaan?

Status
Not open for further replies.
Waddamada dunida dadkaas waa xaq dhawraa, halka kuwa Soomaalida magacyo loo miiso, laguna tigto, subxaan allaah.

Waa mid ka mida sababaha habbaarku ugu dhacay:

- Ka aragga ka naafada ah: Cawar ama isha muruq makaa galay.

- Ka maqalka ka naafadaa: Dhagoole ama dhaga qadhmuune

- Ka socodka ka naafadaa: Cali Banjar, laangadhe, qaarka sare

- Ka gacmaha wax ka qaba, Faroole, gacan,

- Ka lugta hoose go'an tahay, Cuguf ama Adaahi, ama Cismaan Dalab

- Ka ta tuurta leh, Awliyo, ama Tuur Xalaawo

- Ka isku soo foorara: Dhuusa cir u tuur, ama ciidamada cirkaa kasoo ashkatooda.

- Ka curyaanka ah: Ina fadhi ku kaas.

- Ka waalan ama xiskiisu ka tagay:
 
wawenka

Guul Ama Geeri

Its one of the unqie charachters of Somali if you ask me this only increase the persons selfesteem if you noticed we embrace our defects
 
Waddamada dunida dadkaas waa xaq dhawraa, halka kuwa Soomaalida magacyo loo miiso, laguna tigto, subxaan allaah.

Waa mid ka mida sababaha habbaarku ugu dhacay:

- Ka aragga ka naafada ah: Cawar ama isha muruq makaa galay.

- Ka maqalka ka naafadaa: Dhagoole ama dhaga qadhmuune

- Ka socodka ka naafadaa: Cali Banjar, laangadhe, qaarka sare

- Ka gacmaha wax ka qaba, Faroole, gacan,

- Ka lugta hoose go'an tahay, Cuguf ama Adaahi, ama Cismaan Dalab

- Ka ta tuurta leh, Awliyo, ama Tuur Xalaawo

- Ka isku soo foorara: Dhuusa cir u tuur, ama ciidamada cirkaa kasoo ashkatooda.

- Ka curyaanka ah: Ina fadhi ku kaas.

- Ka waalan ama xiskiisu ka tagay:
Wallahi wa runtaa
Waliigey waa is weydiin jire
Haddu ilaahey gacma/maqal iyo lugo ku siistey maxadda dadka islameed ku jees jeese
I don’t think it actually gives any self esteem @wawenka it dehumanises them
They accept it because they know they won’t be a normal human ever but dhagoole faroole ama indhoole. And that their defects is their name and a name is something that will stick to you all your life.
 
Iyaga ayaaba niyada ka dila siday ugu jees jeesayaan walahi subxaan allaah.

Waxaan xusuustaa mid miskiina oo Iskuulka nala dhigan jiray, wuxuu ku boodi jiray laba tukube, intay labadaba ka qaadaan ayay odhan jireen soo soco. :frdfvsb:
 
Xaasidsana
Ilmaha waxee abaha iyo hooyada iyo reerkiisey iyo mujtamaca waxee sameeyan ee la dhaqman,ma aragtey. Ma la barin inu curyaanka xuquuqdoodey iyo xuquuqdi ee lee yihiin waa islamid. Anago wadan islam nahay subxanallah.
 
Waa cuqubo walaahay, ilaahay qof uu imtixaamay, laguma digto, haddaadan waxba u tarayn bes fadlan iska daa uun oo hakaa ammaan helo weeye.

Caqliga xumada iyo kibirka waa waxa Soomaali baabiiyey.
 
wawenka

Guul Ama Geeri
Iyaga ayaaba niyada ka dila siday ugu jees jeesayaan walahi subxaan allaah.

Waxaan xusuustaa mid miskiina oo Iskuulka nala dhigan jiray, wuxuu ku boodi jiray laba tukube, intay labadaba ka qaadaan ayay odhan jireen soo soco. :frdfvsb:
Thats just pure fuckery... Im talking about the names like Jerry madobe buurale
 
Mercury

Ha igu daalinee dantaada raac
VIP
Xaasidsana
Ilmaha waxee abaha iyo hooyada iyo reerkiisey iyo mujtamaca waxee sameeyan ee la dhaqman,ma aragtey. Ma la barin inu curyaanka xuquuqdoodey iyo xuquuqdi ee lee yihiin waa islamid. Anago wadan islam nahay subxanallah.
Ive Said it before theres not much parenting involved these days ciyaal waala iska dhalaya
 
Abkaal

Mudug menaces don't mince their words
Wallahi wa runtaa
Waliigey waa is weydiin jire
Haddu ilaahey gacma/maqal iyo lugo ku siistey maxadda dadka islameed ku jees jeese
I don’t think it actually gives any self esteem @wawenka it dehumanises them
They accept it because they know they won’t be a normal human ever but dhagoole faroole ama indhoole. And that their defects is their name and a name is something that will stick to you all your life.
your Somali is impproving Masha Allah:samwelcome:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top