Waddamada dunida dadkaas waa xaq dhawraa, halka kuwa Soomaalida magacyo loo miiso, laguna tigto, subxaan allaah.
Waa mid ka mida sababaha habbaarku ugu dhacay:
- Ka aragga ka naafada ah: Cawar ama isha muruq makaa galay.
- Ka maqalka ka naafadaa: Dhagoole ama dhaga qadhmuune
- Ka socodka ka naafadaa: Cali Banjar, laangadhe, qaarka sare
- Ka gacmaha wax ka qaba, Faroole, gacan,
- Ka lugta hoose go'an tahay, Cuguf ama Adaahi, ama Cismaan Dalab
- Ka ta tuurta leh, Awliyo, ama Tuur Xalaawo
- Ka isku soo foorara: Dhuusa cir u tuur, ama ciidamada cirkaa kasoo ashkatooda.
- Ka curyaanka ah: Ina fadhi ku kaas.
- Ka waalan ama xiskiisu ka tagay: