hhhh war Dabcasar yaa ka war haya odaygu wuu sigtaye.
waxaad kulla talisaan in u bacda ramadaan maalintii saddex goor qaado saliid macsaro aah dam ka siiyo siduu uga hor tago dib u soo kaca waxa uu la kulmay waagu diinta fi sabillilah ku fidinayay gayiga lo yaqaan ardul Xabash wa Somaal, oo kolkaas heeryada cilmaaniyuuntu kor ahayd.
dee haddii Ilaahay ku idmahayo nin sigtay ma nabad galin ee qabqabta ha yareeyo haddii kale komandos-ka Waqooyi Galbeed ee badda ka dusa, barashuutka ku duula, ciidamada qarsoon ee labaal kaca iwm ayaa daaqada kala baxaya.