I think I agree Queen ilhan on this one as well ,most of Somali men between 30-65 took part the civil war and have and mostly commited atrocities while the rest suffer from the PTSD during the the civil war in the South,
Women politicians are mostly not as corrupt and selfless as male politicians, men politician most likely will steal and scam in a higher rate than a female politician.
Men are prone to power and they focus cashing as much as fast save to advance their political career, on the other hand women politician prefer to lead a normal life and securing at-least the parliament seat and not more than 1-3 million net worth.
Ilhaan Cumar Oo Ka Hadashay Doorashada Soomaaliya 2021 – VIDEO
Ilhaan Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Mareykanka, lagana soo doorta gobolka Minnesota ayaa ka hadashay doorka ay haweenku ku yeelan karaan doorashada Soomaaliya ka dhacaysa 2021.
Ilhaan oo waraysi siinaysay BBC Somali ayaa sheegtay in haweenka Soomaaliyeed u baahan yihiin dhiirigelin iyo garab istaag si loo tijaabo hogaamintooda, iyadoo tusaale usoo qaadatay gabadhaha ku nool Maraykanka ee ku guuleystay hogaanka.
Haweenka Soomaaliyeed ayaa doorashada sanadka 2021 waxay dadaal xoog leh ugu jiraan sidii ay u ilaashan lahaayeen qoondada 30% ee ay ku leeyihiin siyaasadda.“Waxaan ka rajeynayaa doorashooyinka ka dhici doona Soomaaliya in la dhiirigeliyo dumarka in la aamino in ay wax badan soo dhicin karaan haddii boos la siiyo”
Ilhaan Cumar
Hoos ka daawo:
Last edited: