Compound Words in Somali Language | Gacan +/Gacmo+. iyo Af +

Eray lamaanintu waa marka la isku daro labo eray iyo in ka badan markaasna sameeya eray cusub oo macne cusub leh.

Tusaale:
  • af + celi => Afceli
1. f.mg2 (-iyay, -isay)Ka a.: cid cid kale oo aaney af garanayn uga turjumid.

  • af + ka +toob => Afkatoob
1. m.l Nooc kalluunka ka mid ah.

  • gacan + ku + dhiig + leh=> Gacankudhiigle
1. m.l (-layaal, m.l/dh) Qof dambi dil ahi ku cad yahay.
AB17CB27-0553-4CE2-8CDE-1D7126112FC6.jpeg
E50556CE-9DD7-4563-9CC8-206BA3A0090F.jpeg
980A6C5B-8CD3-4432-8367-CE67D275011F.jpeg
 

Trending

Latest posts

Top