BREAKING NEWS Clashes in Mogadishu between pro-opposition SNA and Farmaajo's Duufaan Forces

Fresh fighting now starts in South Mogadishu, Xafaada Hodan. Allahu Akbaar, Guuul weyn

#Degdeg: Ciidamo Millateri ah iyo Ciidanka HARAMCAD ayaa hadda isku hor fadhiya aagga waddada Cabdi qaasin ee degmada Hodan.
Xilli walba ayaana suural ah in ay bilaabato xabbada, sida illo Xog-Ogaal ah ay ii xaqiijiyeen.
 
She and pro-Farmajoo mps fled Mogadishu to Ethiopia last night

178462306_1496895587327151_8154785235094449304_n.jpg
 
Ciidamo hoos taga Generaal Indha cade oo tan & khamiistii gaar haye ka ahaa guri uu C/Raxmaan Cabdishakuur dhawaan kireystay agagaarka wadada Cabdiqaasim & Ciidamo katirsan NISA & Haramcad ayaa halkaas isku horfadhiya iyadoo jidadku ay kala xirteen . Wixii ku soo kordha warkan waan idinla soo wadaagi donna .
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Guul Farmaajo it seems like government forces have become victorious!

 

Trending

Top