Ceeb Cusub, Tuugnimo Charges bigger than the first one for Reer Minnesota

I'll qor waxan gudaha af soomali, ma rabo inay ajaanibta inay fahman.

Laakiin waxaa socda baaritaan khiyaano oo ka weyn kii Feeding Future oo dhacay sadex sano ka hor. Hada waxaa la uu socdha autism centeryashi iyo daycareaha. Ceeb badana. Horta dadkaana oo waxan samaynayo diinta may yaqanaan?

Sidoo kale, waba dadka oo ribadha oo maqlikarin btw, haddana waxay u maleynayaan in waxan ey sax yihiin??? Bro, dadkan yaa diinta bara! Horey bu Trump iyo Magadha spotlight naga furen. How can we deal with this for another 3 years? Bisinka! Ilahi na astur! Cadaanka reer baadiyaha faqirka ah, waxaan ka cabsanaya inay dadkeena laayaan. Waxan wax macqul mahan.
:mjcry: :mjcry: :snoop:
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
its a shame stitches incoming
Good Night GIF
 
Hadoowti waxa la dheha. “Ilmaha Wii iga halabeen, suuq iga galeen, caasi bi noqdeen. Caafimad daro baa igu dhacay. Reerki wuu iga burburay.”

Xaraanka la cunayo iyo qiyaanada caawaqib inu leeyahay ma la ogoow miya? Mid aduunyo iyo Aakhiro. Waa run inu dadkeena bis gaar u aheen fraud iyo laab laab , waa run Somalida warbaahinta iyo social media ayaamahan aad iyo aad baa lugu mashquulay. Laakin Ilaahi wuxu naga dhigay dad Muslim oo karaameysan, waxa noo waajib meesha dad kale la eedeeni laha ina anaga dhexdeena isla xisaabtamno.
 

Trending

Latest posts

Top