Plans have already started to replace Laftagareen, this is the problem when you rely on a central gov.
Wararkii ugu dambeeyey ‘Mooshin ka dhan ah’ Lafta-gareen oo ka socda Xamar
Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, isla-markaana laga soo doortay Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi iyo abaabul ka dhan ah Lafta Gareen oo ka socdo Muqdisho. Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo Baydhabo kula hadlay...
www.caasimada.net