Galmudug-State
VIP
Qof walba waxa uu mudan yahay dadkiisa og
Halkaan waa garoonka kubada cagta ee cawaale ee Waqooyiga galkacyo waxaa lugu xusay Halyeeyo Naftooda uhurey Amniga iyo horumarka Gobalka mudug waxaana kamid ah Gen Qooje dagaari taliyihi Qeybta 21 ee ciidamada xooga dalka
Allah ha unaxariisto dhamaan shuhadadii Gobalka mudug